Wararka Maanta
Soomaaliya iyo Masar oo ka wada hadlay qorshaha dirista ciidamada Masar ee hawlgalka AUSSOM
Talaado, October 21, 2025 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisaalaam Cabdi Cali, iyo dhiggiisa Masar, Badr Abdelatty oo ku kulmay s...
Warkii oo dhan »Axmed Madoobe oo sheegay in Sirdoonka Jubaland ay kaga horeeyso xog helista sirdoon Hay'adda NISA
Talaado, October 21, 2025 (HOL) - Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa si adag u sheegay in hay’adda sirdoonka iyo nabadsugidda Juba...
Warkii oo dhan »Kenya oo ka digtay hoos u dhaca dhaqaale ee howlgallada nabad ilaalin Soomaaliya
Isniin, October 20, 2025 (HOL) - Kenya ayaa mar kale walaac weyn ka muujisay hoos u dhaca miisaaniyadda loo qoondeeyey howlgallada nabad ilaalineed ee...
Warkii oo dhan »Hargeysa: Nin dadka ku baadhan jiray labbiska ciidanka oo afar sano lagu xukumay
Isniin, October 20, 2025 (HOL) - Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Somaliland ayaa afar sano oo xabsi ciidan ah ku riday nin lagu helay d...
Warkii oo dhan »Amniga Ceerigaabo oo la adkeeyay kahor shir nabadeed oo ka furmaya magaalada
Isniin, October 20, 2025 (HOL) - Ciidanka Booliska Somaliland ayaa galabta ku dhawaaqay in gabi ahaanba la joojiyay dhaqdhaqaaqa gaadiidka dadweynaha ...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Deni oo qirtay dayaca maamulkiisa ee horseeday faafitaanka Daacish
Isniin, October 20, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa qirtay in maamulkiisu uu dayacay ka hortagga ururka Daacis...
Warkii oo dhan »Xukunka Maxkamadda Galgaduud ee Dilkii Hooyada iyo Carruurteeda oo Caro Badan Dhaliyay
Isniin, October 20, 2025 (HOL) - Maxkamadda Gobolka Galgaduud ayaa xukun ku riday saddex nin oo loo haystay inay ka dambeeyeen dil arxan darro a...
Warkii oo dhan »Dadka Somaliland u safraya oo caqabad kala kulmaya nidaamka dal-ku-galka danabaysan ee Soomaaliya
Isniin, October 20, 2025 (HOL) - Dadka u safraya magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland, ee ka imaanaya dibadda, ayaa sheegay in ay caqabad...
Warkii oo dhan »Golaha Shacabka oo ansixiyay Heshiiska Aaga Ganacsiga Xorta ah ee Afrika
Isniin, October 20, 2025 (HOL) - Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kalfadhig...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Hirshabeelle oo xil ka qaadis ku sameeyay guddoomiyahii gobolka Hiiraan
Isniin, October 20, 2025 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta xil ka qaadis ku sameeyay gudd...
Warkii oo dhan »