Wararka Maanta
Mucaaradka ah oo si adag u Cambaareeyay xarig Muqdisho loogu geystay Zamzam Cumar Cali
Isniin, October 20, 2025 (HOL) - Madaxweynahii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed iyo Raysal wasaarahii hore Xasan Cali Kheyre ayaa si adag u ca...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Firdhiye oo soo magacaabay golihiisa wasiirrada oo ka kooban 21 xubnood
Isniin, October 20, 2025 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdiqaadir Axmed Cali (Firdhiye), ayaa magacaabay Golihiisa Was...
Warkii oo dhan »Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay tirada codbixiyaasha isku diiwaangeliyay doorashada Golaha Degaanka Gobolka Banaadir
Isniin, October 20, 2025 (HOL) - Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka iyo Xuduudaha Qaranka ayaa si rasmi ah u shaaciyay liiska hordhaca ah ...
Warkii oo dhan »Ciidamo Libyan ah oo Badbaadiyay 23 Qof oo Soomaaliyeed oo gacanta ugu jiray Koox Burcad ah
Isniin, October 20, 2025 (HOL) - Ciidanka gaarka ah ee 444-aad ee dalka Libya ayaa ku guuleystay hawlgal samatabixin ah oo lagu soo badbaadiyay 23 muw...
Warkii oo dhan »In ka badan 30 dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku xiran xabsiyada Sweden oo la filayo in la soo tarxiilo
Axad, October 19, 2025 (HOL) - In ka badan 30 dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo ku xiran xabsiyo ku yaalla dalka Sweden ayaa lagu wadaa in loo soo ...
Warkii oo dhan »Israa’iil oo jebisay xabad-joojintii Qasa, dad rayid ahna ku dishay duqaymo cusub
Axad, October 19, 2025 (HOL) - Ciidamada Israa’iil ayaa maanta bilaabay duqaymo culus oo ay ku qaadeen koonfurta iyo badhtamaha Qasa, xilli lagu jir...
Warkii oo dhan »Shir looga hadlaayay amniga xaduudaha dalka iyo ka hortagga Tahriibka oo Muqdisho lagu qabtay
Axad, October 19, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda amniga gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa m...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo Muqdisho kasoo dajisay agaasimihii hore ee isbitaalka Qardho oo ku eedaysan kufsi
Axad, October 19, 2025 (HOL) - Dowladda Soomaaliya oo kaashanaysay Booliiska Caalamiga ah ee Interpol, ayaa ku guuleysatay in magaalada Muqdisho...
Warkii oo dhan »Qaar ka mid ah Ganacsiyada Soomaalida dalka Koonfur Afrika oo xiran maalin afaraad
Axad, October 19, 2025 (HOL) - Waxaa maalintii afaraad xiran inta badan Dukaamada ganacsiga Soomaalidu ku leeyihiin deegaanada kala ah Philippi,...
Warkii oo dhan »Puntland oo xukuntay kalluumaysato u dhashay dalka Iiraan oo lagu qabtay xeebaha gobolka Bari
Axad, October 19, 2025 (HOL) - Puntland ayaa ku xukuntay 15 kalluumeysato ah oo u dhashay Iiran midkiiba $500 oo ganaax ah iyo in dalkooda loo m...
Warkii oo dhan »