Wararka Maanta

Dowladda Soomaaliya oo dhisaysa deked Cusub oo Muqdisho u jirta 35km

Dowladda Soomaaliya oo dhisaysa deked Cusub oo Muqdisho u jirta 35km

OCT 22, 2025

 Arbaco, October 22, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qorsheyneysa in la dhiso deked cusub oo masaafo dhan 35 km u jirta magaalad...

Warkii oo dhan »
Maxkamadda Degmada Dharkeenley oo amar kubixisay in lasoo xiro Guddoomiye Ku-xigeenka arrimaha Bulshada Yaaqshiid

Maxkamadda Degmada Dharkeenley oo amar kubixisay in lasoo xiro Guddoomiye Ku-xigeenka arrimaha Bulshada Yaaqshiid

OCT 22, 2025

Arbaco, October 22, 2025 (HOL) - Maxkamadda Degmada Dharkeenley ayaa soo saartay amar rasmi ah oo lagu soo xirayo Maxamed Cabdullaahi Siyaad, Guddoomi...

Warkii oo dhan »
Nigeria oo qabatay labo haween ah oo loo waday in loosoo tahriibiyo Soomaaliya

Nigeria oo qabatay labo haween ah oo loo waday in loosoo tahriibiyo Soomaaliya

OCT 21, 2025

 Talaado, October 21, 2025 (HOL) - Guddiga Hisbah ee gobolka Kano ee dalka Nigeria ayaa badbaadiyey laba haween ah oo la sheegay in si sharci dar...

Warkii oo dhan »
Guddida Nabadgelyada Gobolka Awdal oo Digniin u Dirtay Dadka Ku Kaca Kicinta Bulshada

Guddida Nabadgelyada Gobolka Awdal oo Digniin u Dirtay Dadka Ku Kaca Kicinta Bulshada

OCT 21, 2025

Talaado, October 21, 2025 (HOL) - Guddida Nabadgelyada Gobolka Awdal ee Somaliland ayaa digniin u dirtay dadka isticmaala baraha bulshada iyo warbaahi...

Warkii oo dhan »
Shil Tareen oo Dad Badani Ku Dhinteen oo Ka Dhacay Bariga Itoobiya

Shil Tareen oo Dad Badani Ku Dhinteen oo Ka Dhacay Bariga Itoobiya

OCT 21, 2025

 Talaado, October 21, 2025 (HOL) - Ugu yaraan 14 qof ayaa ku dhintay, halka 29 kalena ay dhaawacyo halis ah iyo kuwo fudud kasoo gaadheen shil ta...

Warkii oo dhan »
Galmudug oo deegaanadeeda ka mamnuucday in laga soo dajiyo gaadiidka dagaalka

Galmudug oo deegaanadeeda ka mamnuucday in laga soo dajiyo gaadiidka dagaalka

OCT 21, 2025

Talaado, October 21, 2025 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda amniga maamul goboleedka Galmudug ayaa lagu mamnuucay gaadiidka dagaalka, gaar ...

Warkii oo dhan »
Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania iyo EAC oo Warqadaha Aqoonsiga u Gudbiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Kongo

Danjiraha Soomaaliya ee Tanzania iyo EAC oo Warqadaha Aqoonsiga u Gudbiyay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Kongo

OCT 21, 2025

 Talaado, October 21, 2025 (HOL) - Danjiraha Soomaaliya u fadhiya dalka Tanzania iyo Urur Goboleedka Bulshada Bariga Afrika (EAC), Amb. Ilyas Ali...

Warkii oo dhan »
NISA oo howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab oo ka fulisay gobolka Hiiraan

NISA oo howlgal lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab oo ka fulisay gobolka Hiiraan

OCT 21, 2025

 Talaado, October 21, 2025 (HOL) - Ciidanka Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka  Qaranka Soomaaliyeed ee NISA oo kaashanaya saaxiiba...

Warkii oo dhan »
Soomaali ku lug yeelatay weerarrada Argagixiso ee dalka Mozambique

Soomaali ku lug yeelatay weerarrada Argagixiso ee dalka Mozambique

OCT 21, 2025

 Talaado, October 21, 2025 (HOL) - Dowladda Mozambique ayaa shaacisay in dad lagu tuhunsan yahay weerarrada argagixiso ee ka dhacay gobolka Cabo ...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka iyo Xildhibaano kale oo laga hor istaagay safar ay ku tagi lahaayeen Baydhabo

Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka iyo Xildhibaano kale oo laga hor istaagay safar ay ku tagi lahaayeen Baydhabo

OCT 21, 2025

 Talaado, October 21, 2025 (HOL) - Guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka  Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan iyo wafdi Xildhibaano ah oo uu ...

Warkii oo dhan »