Wararka Maanta

Kenya oo Qoys Soomaaliyeed kala wareegtay Haramacad ay ku daryeelayeen Koonfurta Wajeer

Kenya oo Qoys Soomaaliyeed kala wareegtay Haramacad ay ku daryeelayeen Koonfurta Wajeer

OCT 24, 2025

 Jimco, October 24, 2025 (HOL) - Tuulada Kursi ee degmada Wajeer, ayaa si weyn looga ammaanay qoys Soomaaliyeed oo muddo ku dhowaad laba sano dar...

Warkii oo dhan »
EU iyo Masar oo ku baaqay taageero caalami ah oo lagu xoojinayo xasiloonida Soomaaliya

EU iyo Masar oo ku baaqay taageero caalami ah oo lagu xoojinayo xasiloonida Soomaaliya

OCT 23, 2025

 Khamiis, October 23, 2025 (HOL) - Midowga Yurub (EU) iyo Dowladda Masar ayaa si wadajir ah ugu baaqay in la xoojiyo taageerada caalamiga ah ee S...

Warkii oo dhan »
Golaha Wasiiradda Jubbaland oo ka shiray doorashooyinka golayaasha deegaanka degmooyinka Jubbaland

Golaha Wasiiradda Jubbaland oo ka shiray doorashooyinka golayaasha deegaanka degmooyinka Jubbaland

OCT 23, 2025

 Khamiis, October 23, 2025 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam, Axmed Madoobe ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka toddo...

Warkii oo dhan »
Prof. Yahya Amir oo dhaliil adag u jeediyay go’aanka Golaha Wasiirrada ee qaybinta A,B ee degmooyinka Muqdisho

Prof. Yahya Amir oo dhaliil adag u jeediyay go’aanka Golaha Wasiirrada ee qaybinta A,B ee degmooyinka Muqdisho

OCT 23, 2025

 Khamiis, October 23, 2025 (HOL) - Prof. Yahya Amir ayaa si kulul uga hadlay go’aanka Golaha Wasiirrada ee ku saabsan qaabka loo qeybiyay degmo...

Warkii oo dhan »
In ka badan 30 Muhaajiriin ah oo ku geeriyootay doon kula degtay Xeebaha dalka Tunisia

In ka badan 30 Muhaajiriin ah oo ku geeriyootay doon kula degtay Xeebaha dalka Tunisia

OCT 23, 2025

Khamiis, October 23, 2025 (HOL) - Ku dhaawaad 40 ruux oo ah muhaajiriin kasoo jeeda dalalka xaraha ka hooseeya ayaa la xaqiijiyey iney ku dhinteen xee...

Warkii oo dhan »
Puntland oo baaritaan ku bilowday saraakiil ciidan oo lagu tuhmayo inay ciidamo u qoreen Dowladda Federaalka

Puntland oo baaritaan ku bilowday saraakiil ciidan oo lagu tuhmayo inay ciidamo u qoreen Dowladda Federaalka

OCT 23, 2025

 Khamiis, October 23, 2025 (HOL) - Puntland ayaa baaritaan si hoose ah ku bilowday saraakiil iyo ciidamo ka tirsan hay’adaheeda amniga, kuwaas ...

Warkii oo dhan »
Guddiga Doorashooyinka oo ku wargeliyay xisbiyada siyaasadeed inay xaqiijiyaan astaamahooda

Guddiga Doorashooyinka oo ku wargeliyay xisbiyada siyaasadeed inay xaqiijiyaan astaamahooda

OCT 23, 2025

Khamiis, October 23, 2025 (HOL) - Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ayaa soo saaray ogeysiis rasmi ah oo lagu wargelinayo dhammaan xisb...

Warkii oo dhan »
Golaha Wasiirrada oo Ansixiyey Darajooyinka Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo Shuruuc Muhiim ah oo Qaranka Saameynaya

Golaha Wasiirrada oo Ansixiyey Darajooyinka Degmooyinka Gobolka Banaadir iyo Shuruuc Muhiim ah oo Qaranka Saameynaya

OCT 23, 2025

 Khamiis, October 23, 2025 (HOL) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa, kaas oo uu guddoom...

Warkii oo dhan »
Wasiir Fiqi oo ku baaqay in la dardar-geliyo qorshayaal cilmi-ku-dhisan oo lagu xoojinayo adkaysiga musiibooyinka dalka

Wasiir Fiqi oo ku baaqay in la dardar-geliyo qorshayaal cilmi-ku-dhisan oo lagu xoojinayo adkaysiga musiibooyinka dalka

OCT 23, 2025

 Khamiis, October 23, 2025 (HOL) - Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macallim Fiqi ayaa ka qayb galay Shirkii Labaad ee Adkaysiga Musiiboo...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Baarlamaanka Waqooyi Bari : Maxaabiista Somaliland waxaa la sii deyn karaa marka heshiis nabadeed la gaaro

Guddoomiyaha Baarlamaanka Waqooyi Bari : Maxaabiista Somaliland waxaa la sii deyn karaa marka heshiis nabadeed la gaaro

OCT 23, 2025

 Khamiis, October 23, 2025 (HOL) - Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya ayaa ku xiray sii deynta maxaabiista ciidamada Somaliland ee ay gacanta ku ha...

Warkii oo dhan »