Wararka Maanta
Isimada Gobolka Bari oo soo saaray war murtiyeed ku saabsan xaaladda Puntland
Sabti, October 25, 2025 (HOL) - Shir maalmo u socday isimada dhaqanka ee Gobolka Bari ee magaalada Boosaaso ayaa lagu soo gabagabeeyay war murti...
Warkii oo dhan »Itoobiya iyo Soomaaliya oo Mar Kale Xaqiijiyay Dadaalladooda Nabadeed ee geeska Afrika
Sabti, October 25, 2025 (HOL) - Dalalka Itoobiya iyo Soomaaliya ayaa mar kale xaqiijiyay sida ay uga go’an tahay xoojinta nabadda iyo xasilloo...
Warkii oo dhan »Askar ku eedeysan dhac dadweyne oo lagu qabtay gudaha magaalada Muqdisho
Sabti, October 25, 2025 (HOL) - Ciidanka Booliiska Soomaaliya, gaar ahaan kuwa ka howlgala Saldhigga Garasbaaley ee magaalada Muqdisho ayaa ku g...
Warkii oo dhan »Dowladda Federaalka oo diiday In eedeysane ku ku eedaysan kufsi lagu wareejiyo Puntland
Jimco, October 24, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa diiday in Puntland lagu wareejiyo agaasimihii hore ee Isbitaalka Qardho Jaam...
Warkii oo dhan »Shirkad laga leeyahay UK oo joojisay taageeradii ay siin jirtay diyaaradaha gargaarka bani’aadamnimo gaarsiiya Soomaaliya
Jimco, October 24, 2025 (HOL) - Shirkadda ugu weyn ee soo saarta hubka ee UK ayaa joojisay taageeradii ay siin jirtay diyaarado qaada gargaarka ...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo loo doortay Ku-Xigeenka Guddoomiyaha Madasha Caalamiga ah ee Guryeynta ee UN-Habitat
Jimco, October 24, 2025 (HOL) - Waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya lagu qabtay kal-fadhiga labaad ee Madasha Furan ee Dowladda Dhexe ee hoos timaa...
Warkii oo dhan »IOM oo sheegtay in Itoobiya, Soomaaliya iyo Ereteriya weli yihiin meelaha ugu waaweyn ee laga soo abaabulo tahriibka
Jimco, October 24, 2025 (HOL) - Hay’adda Caalamiga ah ee Socdaalka (IOM) ayaa muujisay walaac cusub oo ku saabsan korarka kiisaska tahriibka iyo soc...
Warkii oo dhan »Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed oo Amar Adag ka Soo Saaray La-dagaallanka Daroogada
Jimco, October 24, 2025 (HOL) - Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Mahad Abdirahman Aadan, oo loo yaqaan Taliye Shub’, aya...
Warkii oo dhan »Safaaradda Soomaaliya ee Ankara oo kala hadashay dowladda Turkiga sidii Soomaalida loogu caawin lahaa deganaanshaha dalkaas
Jimco, October 24, 2025 (HOL) - Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Ankara ayaa Dowladda Turkiga kala hadashay sidii wax looga qaban lahaa caqaba...
Warkii oo dhan »Dowladda Maraykanka oo duqeymo ka fulisay togga Baallade ee Calmiskaad
Jimco, October 24, 2025 (HOL) - Dowladda Maraykanka ayaa xalay duqeymo ka fulisay togga Baallade, halkaas oo ay weli ku sugan dagaal...
Warkii oo dhan »