Wararka Maanta
Komishanka Xuquuqda Aadanaha Somaliland oo Sheegay in Dowlada Hoose ee Hargaysa xad gudub kula kacday Shaqaalaheeda
Sabti, October 18, 2025 (HOL) - Komishanka Xuquuqda Aadanaha Somaliland ayaa si adag u cambaareeyay muuqaal ay warbaahinta maxalliga ahi faafisa...
Warkii oo dhan »Baydhabo: Isbitaal uu Maraykanku taageeri jiray oo xirmay oo ay shaqaalihii ka shaqayn jiray dib u fureen
Sabti, October 18, 2025 (HOL) - Isbitaal kuyaala magaalada Baydhabo oo lagu magacaabo Suuqa Xoolaha, ayaa dib loo howlgaliyay todobaadyo kadddib...
Warkii oo dhan »Puntland oo meel marisay xeer cusub oo awood dheeraad ah siinaya hay’adaha amniga
Sabti, October 18, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa saxiixay xeer cusub oo lagu magacaabo “Xeerka La-dagaalla...
Warkii oo dhan »NIRA oo shaacisay waqtiga rasmiga ah ee lacag laga dhigayo qaadashada Kaarka Aqoonsiga Qaranka
Sabti, October 18, 2025 (HOL) - Hay’adda diiwaan gelinta iyo aqoonsiga Qaranka ee NIRA ayaa shaacisay in wixii ka dambeeya 31-ka bishaan Oktoo...
Warkii oo dhan »Heshiiskii Iskaashi ee Dhexmaray Wasaaradaha Shaqada ee Soomaaliya iyo Turkiga oo Gabo-gabo Ku Dhow
Sabti, October 18, 2025 (HOL) - Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Soomaaliya, Yuusuf Maxamed, ayaa kulan gaar ah la qaatay Wasiirka Shaqada...
Warkii oo dhan »Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Soomaaliya oo shaacisay jadwalka iyo shuruudaha Xajka 1447H/2026
Jimco, October 17, 2025 (HOL) - Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka ee Soomaaliya ayaa si rasmi ah u shaacisay qorshaha iyo jadwalka howla...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo shir guddoomisay kulanka 26-aad ee Wasiirada Maaliyadda Madasha Iskaashiga dalalka Geeska Afrika
Jimco, October 17, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasarada Maaliyadda Xukuumada Fedaraalka Soomaaliya Biixi Imaan Cige ayaa maanta shir guddoomiyay kulan...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qaybgalay Aaska Qaran ee Raila Odinga ee Nairobi
Jimco, October 17, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta gaaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya, halkaas oo uu kag...
Warkii oo dhan »Ciidamada Ammaanka ee Beledxaawo oo Gacanta Ku Dhigay Dhagarqabe Miinooyin Aasayay
Jimco, October 17, 2025 (HOL) - Ciidamada ammaanka ee degmada Beledxaawo ayaa ku guuleystay inay gacanta ku dhigaan dhagarqabe qorsheynayay fal ...
Warkii oo dhan »Hirshabeelle oo ka hadashay weerar khasaare geystay oo ka dhacay tuulooyin hoostaga Jowhar
Jimco, October 17, 2025 (HOL) - Taliska ciidanka Booliiska ee degmada Jowhar ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay weerar khasaare kala duwan g...
Warkii oo dhan »