Wararka Maanta
Wiil Soomaaliyeed oo Loo Qabtay Geerida Wiil 17-Jir Ukrainian ah
Jimco, October 17, 2025 (HOL) - Booliska Ireland (Gardaí) ayaa baaritaan ballaaran ku haya dhacdo naxdin leh oo ka dhacday xarun lagu hayo carruurta ...
Warkii oo dhan »Burcada u dhalatay dalka Koonfur Afrika oo kordhiyay beegsiga Muwaadiniinta Soomaaliyeed
Jimco, October 17, 2025 (HOL) - Waxaa aad u sii kordhaya beegsiga lagu haya muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool dalka Koonfur Afrika, gaar aha...
Warkii oo dhan »Xafiiska QM ee Soomaaliya laantiisa Puntland oo fasaxaya shaqaale badan sababo dhaqaale awgeed
Khamiis, October 16, 2025 (HOL) - Xafiiska QM ee Soomaaliya (UNITAS) faraciisa Puntland ayaa qorsheynaya inuu dhammaadka bishan Oktoobar fasaxo ...
Warkii oo dhan »Madaxda dowladda oo kulamo gooni gooni ah la kala qaatay Xildhibaanada Soomaaliya ku meteli doona Baarlamaanka Bariga Afrika
Khamiis, October 16, 2025 (HOL) - Madaxda ugu sareysa dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si yaabo gooni gooni ah ula kulmay Xildhibaanada...
Warkii oo dhan »Booliiska Soomaaliya oo Dekadda Muqdisho ku qabtay Maandooriye halis ku ahaa bulshada Soomaaliyeed
Khamiis, October 16, 2025 (HOL) - Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa maanta magaalada Muqdisho kusoo bandhigay konteenar ay ku jiraan maandoori...
Warkii oo dhan »Wasiiru-dowlaha Arrimaha Gudaha: “Ma jiro wax la yiraahdo New Jubaland oo laga dhisayo Gedo”
Khamiis, October 16, 2025 (HOL) - Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xildhibaan Saadad Caliyow, ayaa ...
Warkii oo dhan »Tirada dadka Soomaaliyeed ee isticmaala internetka oo gaartay 10 milyan sanadkan 2025
Khamiis, October 16, 2025 (HOL) - Dadka isticmaala internetka ee gudaha Soomaaliya gudaheeda ayaa gaaray 10.7 milyan, taasoo ka dhigan 55% ...
Warkii oo dhan »Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo Ansixiyey Dalacsiinta Afar Dibloomasi
Khamiis, October 16, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee Golah...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shir Guddoomiyay Golaha Wasiirrada, una Jeediyay Dardargelinta Dowlad-dhiska iyo Adeegyada Bulshada
Khamiis, October 16, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka toddobaadlaha ah ee Golah...
Warkii oo dhan »Jarmalka oo uga digay muwaadiniintiisa khatar argagixiso oo ka jirta Kenya iyo xadka Soomaaliya
Khamiis, October 16, 2025 (HOL) - Jarmalka ayaa soo saaray digniin safar oo ku socota muwaadiniintiisa sugan ama u safraya dalka Kenya, isagoo u...
Warkii oo dhan »