Wararka Maanta
Wasaaradda Tamarta Soomaaliya oo Ballanqaaday in hoos loo dhigi doono ku tiirsanaanta Shidaalka laga dhaliyo korontada
Khamiis, October 16, 2025 (HOL) - Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Soomaaliya, Cabdullaahi Bidhaan Warsame, ayaa ku dhawaaqay qorshe ba...
Warkii oo dhan »Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika
Khamiis, October 16, 2025 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya deegaanka Philippi oo ka mid ah deegaanada hoostagta magaalada Cape town ee dalka Koo...
Warkii oo dhan »Soomaaliya iyo Azerbaijan oo maanta si rasmi ah u kala saxiixday heshiis is afgarad oo muhiim ah
Arbaco, October 15, 2025 (HOL) - Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Cali Maxamed Cumar, Cali Balcad ay...
Warkii oo dhan »Saddex Waddo oo Muhiim ah oo Muqdisho ku yaalla oo Dib Loo Furay
Arbaco, October 15, 2025 (HOL) - Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta si rasmi ah dib ugu furay saddex waddo oo muhiim ah oo muddo xiranayd sab...
Warkii oo dhan »Wasiirka Tamarta Soomaaliya: “49% shacabka Soomaaliyeed ma helaan koronto”
Arbaco, October 15, 2025 (HOL) - Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Soomaaliya, Cabdullaahi Bidhaan Warsame, ayaa sheegay in 49% shacabka So...
Warkii oo dhan »Qarax khasaare kala duwan geystay oo maanta ka dhacay magaalada Baledweyne
Arbaco, October 15, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xooganaa oo jugtiisa si weyn looga maqlay xaafado ka tirsan magaalada...
Warkii oo dhan »10 askari oo katisran ciidanka Puntland oo ku geeriyoodoy qarax lagula eegtay Calmiskaad
Arbaco, October 15, 2025 (HOL) - 10 askari oo ka tirsan Ciidanka amniga Puntland ayaa ku geeriyooday, halka 5 kalena ay ku dhaawacmeen qarax lag...
Warkii oo dhan »Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta dooranaya xubnaha ku meteli doono Baarlamaanka Bulshada Bariga Afrika
Arbaco, October 15, 2025 (HOL) - Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta kulan wadajir ah ku leh xarunta Villa Hargeysa...
Warkii oo dhan »Israa’iil oo markale xayiraado kusoo rogaysa gargaarka loo wado marinka Qasa
Arbaco, October 15, 2025 (HOL) - Israa’iil ayaa markale ku hanjabtay inay xannibi doonto gargaarka bani’aadantinimo ee la geynayo Qasa, iyad...
Warkii oo dhan »Ra’iisul Wasaarihii hore ee Kenya Raila Odinga oo geeriyooday isagoo socod jimicsi ah ku jiray
Arbaco, October 15, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaarihii hore ee Kenya Raila Odinga ayaa ku geeriyooday magaalada Koothattukulam ee gobolka Ernaku...
Warkii oo dhan »