Wararka Maanta
Itoobiya oo yeelanaysa Nukliyeerka laga dhaliyo adeegga Korontada
Talaado, October 14, 2025 (HOL) - Golaha Wasiirrada Itoobiya ayaa ansixiyay xeer cusub oo dhisaya Guddiga Korontada Nukliyeerka ee dalka Itoobiy...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Maraykanka oo ku dhawaaqay dib u dhiska magaalada Gaza
Talaado, October 14, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump iyo madaxweynayaasha dalalka Masar, Qadar iyo Turkiga ayaa si wadaj...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Somaliland oo safar ugu baxay Itoobiya iyo xukuumada oo ku tilmaantay safar muhiim ah
Talaado, October 14, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa saaka safar ugu baxay dalka Itoobiya, iyadoo x...
Warkii oo dhan »Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada Puntland iyo Daacish oo maalintii 2aad ka socda Calmiskaad
Talaado, October 14, 2025 (HOL) - Dagaal xooggan oo u dhaxeeya ciidamada ammaanka Puntland iyo Daacish ayaa saakay ka bilowday nawaaxiga g...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in doonista Itoobiya ee marin-badeed ku ay tahay sax - EBC
Talaado, October 14, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in codsiga Itoobiya ee ku saabsan helitaank...
Warkii oo dhan »Cali Jeyte oo ka hadlay waxa ay Shacabka Gobolka Hiiraan uga dhigan tahay dilka horjooge Cali Qoyane
Talaado, October 14, 2025 (HOL) - Cali Jeyte Cismaan, la-taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya ee arrimaha macawiisleeyda, ayaa markii ugu horreysay ...
Warkii oo dhan »Ciidanka Puntland oo gacanta ku dhigay muwaadin u dhashay Turkiga oo katirsan Daacish oo lagu qabtay Calmiskaad
Isniin, October 13, 2025 (HOL) - Ciidamada Darawiishta Puntland ayaa maanta gacanta ku dhigay muwaadin u dhashay dalka Turkiga, kaasoo lagu magacaabo ...
Warkii oo dhan »Wakiilka Cusub ee Midowga Afrika u Qaabilsan Koonfurta Suudaan Cabdiwali Gaas oo La Soo Dhoweeyay
Isniin, October 13, 2025 (HOL) - Maanta oo Isniin ah, Guddoomiyaha Midowga Afrika, Mahmoud Ali Youssouf, ayaa si rasmi ah u soo dhoweeyay Dr. Abdiweli...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo faahfaahin ka bixisay howlgal lagu dilay horjooge sare oo ka tirsanaa Al-shabaab
Isniin, October 13, 2025 (HOL) - Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay howlgal qorsheysan oo xalay ka dhac...
Warkii oo dhan »Puntland oo weerar ku qaadday meel lagu tuhunsan yahay inuu ku sugan yahay ku xigeenka horjoogaha Daacish iyo dagaal culus oo haatan socda
Isniin, October 13, 2025 (HOL) - Dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamada ammaanka Puntland iyo kuwa ururka Daacish ayaa haatan ka socda Ceelka Il-A...
Warkii oo dhan »