Wararka Maanta

Xamas iyo Israa’iil oo is dhaafsanaya maxaabiis, iyo Trump oo booqanaya Israa’iil

Xamas iyo Israa’iil oo is dhaafsanaya maxaabiis, iyo Trump oo booqanaya Israa’iil

OCT 13, 2025

Isniin, October 13, 2025 (HOL) - Xarakada Xamas ayaa sii daysay toddoba maxbuus oo Israa’iili ah, kuwaas oo loo dhiibay Guddiga Caalamiga ah ee Laan...

Warkii oo dhan »
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya “Waxaan Ku Dadaaleynaa Xasillooni Dhaqaale”

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya “Waxaan Ku Dadaaleynaa Xasillooni Dhaqaale”

OCT 13, 2025

 Isniin, October 13, 2025 (HOL) - Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya, Biixi Imaan Cige, ayaa ku dhawaaqay in Soomaaliya iyo Hey’adda Lacagta Adduun...

Warkii oo dhan »
IMF oo Soomaaliya siinaysa $30 milyan si loo xoojiyo dhaqaalaha iyo dib-u-habaynta maaliyadeed

IMF oo Soomaaliya siinaysa $30 milyan si loo xoojiyo dhaqaalaha iyo dib-u-habaynta maaliyadeed

OCT 13, 2025

Isniin, October 13, 2025 (HOL) - Dowladda Soomaaliya iyo Sanduuqa Caalamiga ah ee Lacagta (IMF) ayaa ku heshiiyay in Soomaaliya la siiyo lacag dhan $3...

Warkii oo dhan »
Horjooge ka tirsanaa kooxda Al-shabaab oo lagu dilay gobolka Hiiraan

Horjooge ka tirsanaa kooxda Al-shabaab oo lagu dilay gobolka Hiiraan

OCT 13, 2025

 Isniin, October 13, 2025 (HOL) - Ciidamada deegaanka ee gobolka Hiiraan ee Macawiisleyda ayaa howlgal qorshaysana ku dilay horjooge ka tirsanaa ...

Warkii oo dhan »
Yemen iyo Soomaaliya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga iyo La Dagaallanka Tahriibka

Yemen iyo Soomaaliya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Amniga iyo La Dagaallanka Tahriibka

OCT 13, 2025

 Isniin, October 13, 2025 (HOL) - Wasiirka Gaashaandhigga Yemen, Sareeye Gaas Mohsen Al-Daari, ayaa magaalada Caden kula kulmay safiirka Dowladda...

Warkii oo dhan »
Sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidanka Militariga Soomaaliya oo lagu dilay Muqdisho

Sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidanka Militariga Soomaaliya oo lagu dilay Muqdisho

OCT 13, 2025

 Isniin, October 13, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya Degmada Dharkenley ee Gobolka Banaadir ayaa sheegaya in habeenkii xalay lagu dilay degmada ...

Warkii oo dhan »
Puntland oo reer miyiga ku laabtay Calmiskaad dib u soo raraysa markii la ogaaday in firxadka Daacish ay ku dhex dhuunteen

Puntland oo reer miyiga ku laabtay Calmiskaad dib u soo raraysa markii la ogaaday in firxadka Daacish ay ku dhex dhuunteen

OCT 12, 2025

 Axad, October 12, 2025 (HOL) - Puntland ayaa go’aansatay in dib looga soo raro reer guuraagii ku laabtay deegaannadii laga xoreeyay Daacish, k...

Warkii oo dhan »
Shariif Sheekh Axmed oo cambaareeyay xarig Muqdisho loogu geystay Agaasimaha Himilo Tv iyo ku xigeenkiisa

Shariif Sheekh Axmed oo cambaareeyay xarig Muqdisho loogu geystay Agaasimaha Himilo Tv iyo ku xigeenkiisa

OCT 12, 2025

 Axad, October 12, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed ayaa si adag u cambaareeyay xarig maanta loogu geystay Saldhiga ...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Booqasho Rasmi ah Ku Tegay Itoobiya

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Booqasho Rasmi ah Ku Tegay Itoobiya

OCT 12, 2025

 Axad, October 12, 2025 (HOL) - Madaxweynaha  Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta si rasmi ah u gaaray magaalada Addis Ababa ee d...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya oo Daah-furtay Wada-tashi Qaran oo ku Saabsan Istaraatiijiyadda Isbeddelka Dhijitaalka

Soomaaliya oo Daah-furtay Wada-tashi Qaran oo ku Saabsan Istaraatiijiyadda Isbeddelka Dhijitaalka

OCT 12, 2025

 Axad, October 12, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya, gaar ahaan Wasaaradda Isgaarsiinta iyo Teknolojiyadda, ayaa maanta si rasmi ah u ...

Warkii oo dhan »