Wararka Maanta
Xiriirka Sii Kordhaya ee Xuutiyiinta Yemen iyo Kooxaha Argagixisada Soomaalida oo khatar ku ah Amniga Afrika
Sabti, October 11, 2025 (HOL) - Xiriirka u dhexeeya fallaagada Xuutiyiinta ee Yemen iyo kooxaha argagixisada Soomaalida ayaa halis ugu jira inuu...
Warkii oo dhan »Ra’iisul Wasaare Xamsa Barre Oo Magacaabay Agaasimeyaal Cusub Oo Wasaaradeed
Sabti, October 11, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah u magacaabay Agaasimeyaasha Guud ee la...
Warkii oo dhan »Baarlamaanka Soomaaliya Oo Ansixiyay Guddiga Xuquuqul Insaanka Soomaaliya
Sabti, October 11, 2025 (HOL) - Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah u ansixiyay Guddiga Xuquuqul Insaanka oo ay horgeysay Wasiir...
Warkii oo dhan »Taliska Ciidanka Xoogga dalka oo digniin ka soo saaray Isticmaalka Calaamadaha iyo Astaamaha Ciidanka
Sabti, October 11, 2025 (HOL) - Taliska ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa digniin adag kasoo saaray in la isticmaalo Calaamadaha, Gaadiidka ...
Warkii oo dhan »Boosaaso oo marin u noqotay dagaalyahannada calooshood u shaqeystayaasha ah ee loo diro dagaalka Suudaan
Sabti, October 11, 2025 (HOL) - Warbixin ay si wadajir ah u daabaceen wargeyska The Guardian iyo warbaahinta Kolombiyada ee La Silla Vacía ayaa shaac...
Warkii oo dhan »Jubalanad iyo Qaramada Midoobay oo kawada hadlay Xaalada Gobolka Gedo
Sabti, October 11, 2025 (HOL) - Madaxweyne Ku-xigeenka Jubbaland, Maxamuud Sayid Aadan, oo haatan ku sugan gobolka Gedo, ayaa si adag u dhaliilay Dowl...
Warkii oo dhan »Hirshabeelle oo deegaanadeeda ka mamnuucday in kasoo dagaan diyaarado hub iyo ciidan sida
Sabti, October 11, 2025 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada maamulka Hirshabeelle ayaa lagu mamnuucay in garoom...
Warkii oo dhan »Xildhibaanno ka soo jeeda Jubbaland oo digniin adag u diray Madaxweyne Xasan Sheekh
Sabti, October 11, 2025 (HOL) - Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya kana soo jeeda Jubbaland ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay si k...
Warkii oo dhan »Madaxda Gobolka Sanaag oo diiday eedeymaha AFRICOM ee ku saabsan dilka Caaqil Cumar Cabdillaahi
Jimco, October 10, 2025 (HOL) - Madaxda sare ee ciidamada, booliska, nabad sugidda iyo maamulka gobolka Sanaag ayaa si adag u diiday eedeymaha l...
Warkii oo dhan »Jubbaland oo uga digtay dowladda Fedaraalka faragelinta gobolka Gedo
Jimco, October 10, 2025 (HOL) - Golaha Wasiiradda maamulka Jubbaland ayaa kulan ay ku yeesheen Magaalada Kismaayo uu shirguddoomiyay Madaxweyn...
Warkii oo dhan »