Wararka Maanta
Xiindheere: Hooyo iyo Saddex Gabdhood oo Lagu Dilay Guryahooda xilli Habeen ah
Khamiis, October 9, 2025 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya deegaanka Xiindheere ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya dhacdo naxdin leh oo ka dhacda...
Warkii oo dhan »Israa’iil iyo Xamaas oo wada gaaray heshiis xabad joojin ah
Khamiis, October 9, 2025 (HOL) - Israa’iil iyo Xamaas ayaa heshiis is afgarad oo hordhac ah ku wada gaaray magaalada Sharma shiikh ee dalka Masar, k...
Warkii oo dhan »UK oo ballanqaadday inay sii wado taageerada Soomaaliya ee dhinaca xuquuqda aadanaha iyo maamul wanaagga
Khamiis, October 9, 2025 (HOL) - Boqortooyada Ingiriiska ayaa ballanqaadday inay sii wadi doonto taageerada ay siiso Soomaaliya ee ku saabsan xo...
Warkii oo dhan »Dowladda iyo mucaaradka oo isla gartay in dib loo dhigo banaanbaxii maanta ka dhici lahaa Muqdisho
Khamiis, October 9, 2025 (HOL) - Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, oo ka mid ah hogaamiyeyaasha mucaaradka Soomaaliyeed, ayaa sheega...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo Bogaadisay Dib ula Wareegidda Maareynta Madaxabannaan ee Arrimaha Xuquuqda Aadanaha
Arbaco, October 8, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweysay go'aanka taariikhiga ah ee Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramad...
Warkii oo dhan »Maamulka Waqooyi Bari oo ka hor yimid qorshaha nabadda Ceerigaabo iyo heshiiska Somaliland iyo Puntland
Arbaco, October 8, 2025 (HOL) - Madaxweyne Ku-xigeenka Maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdirashid Yuusuf Jibriil, ayaa qaadacay qorshaha naba...
Warkii oo dhan »Shirweynaha urur goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika oo lagu soo gabogabeeyay magaalada Muqdisho (EACCON 2025
Arbaco, October 8, 2025 (HOL) - Magaalada Muqdisho ayaa maanta lagu soo xiray Shirwe...
Warkii oo dhan »Soomaaliya iyo Uganda oo kala saxiixday heshiis iskaashi oo ku saabsan amniga iyo arrimaha socdaalka
Arbaco, October 8, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa ...
Warkii oo dhan »Puntland oo 25 Sano oo xabsi ah ku xukuntay nin lagu helay Kufsiga Saddex dumar ah
Arbaco, October 8, 2025 (HOL) - Maxkamadda Gobolka Nugaal ayaa maanta 25 sano oo xarig ah ku xukuntay Sharmaarke Xuseen Yuusuf, ka dib markii la...
Warkii oo dhan »Golaha Xuquuqul Insaanka Qaramada Midoobay oo Aqbalay in Soomaaliya Si Madaxbannaan u Maamusho Arrimaheeda Xuquuqul Insaanka
Arbaco, October 8, 2025 (HOL) - Golaha Xuquuqul Insaanka ee Qaramada Midoobay ayaa ansixiyay qaraar taariikhi ah oo Soomaaliya dib ugu wareejina...
Warkii oo dhan »