Wararka Maanta

Taallo xasuus ah oo laga sameeyay goobtii Maraykanku ku duqeeyay Caaqil Cabdullaahi Cumar Cabdi

Taallo xasuus ah oo laga sameeyay goobtii Maraykanku ku duqeeyay Caaqil Cabdullaahi Cumar Cabdi

OCT 08, 2025

 Arbaco, October 8, 2025 (HOL) - Taallo lagu xusuusanayo Caaqil Cumar Cabdillahi Cabdi Ibraahim, oo lagu dilay duqeyn cirka ah bishii September e...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo si adag u beenisay warar sheegayay heshiis qarsoodi ah oo ay la gashay Sweden

Dowladda Soomaaliya oo si adag u beenisay warar sheegayay heshiis qarsoodi ah oo ay la gashay Sweden

OCT 08, 2025

 Arbaco, October 8, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si cad u beenisay warar dhawaan lagu baahiyey warbaahinta, kuwaasoo sheegaye...

Warkii oo dhan »
Maraykanka: Waa waqtigii dalalka kale ay kordhin lahaayeen taageerada dhaqaale ee Soomaaliya

Maraykanka: Waa waqtigii dalalka kale ay kordhin lahaayeen taageerada dhaqaale ee Soomaaliya

OCT 08, 2025

 Arbaco, October 8, 2025 (HOL) - Dowladda Maraykanka ayaa sheegtay in ay ka go’an tahay dagaalka lagula jiro argagixisada Soomaaliya, balse ay ...

Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo qorsheyneysa dhismaha maamul cusub oo Jubbaland ah

Dowladda Federaalka oo qorsheyneysa dhismaha maamul cusub oo Jubbaland ah

OCT 08, 2025

 Arbaco, October 8, 2025 (HOL) - Taliyaha ciidanka hay'adda Nabad sugidda iyo xasilinta ee gobolka Gedo Cabdirashiid Janan ayaa warbaahinta u xaq...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya oo dardargelineysa barashada Af-Sawaxiliga si loo xoojiyo isdhexgalka Bariga Afrika

Soomaaliya oo dardargelineysa barashada Af-Sawaxiliga si loo xoojiyo isdhexgalka Bariga Afrika

OCT 08, 2025

Arbaco, October 8, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku dhawaaqay qorshe degdeg ah oo lagu doonayo in Af-Sawaxili lagu...

Warkii oo dhan »
Booliska Somaliland oo soo qabtay eedaysane nin ku dhex toogtay Hargeysa

Booliska Somaliland oo soo qabtay eedaysane nin ku dhex toogtay Hargeysa

OCT 07, 2025

 Talaado, October 7, 2025 (HOL) - Ciidamada Booliska Somaliland ayaa gacanta kusoo dhigay eedaysane Aabi Muuse Cilmi, oo lagu eedeeyay dilka Marx...

Warkii oo dhan »
Wasiirka Gaashaandhigga Sweden oo Muqdisho u yimid si uu u Xoojiyo Iskaashiga Difaaca ee Soomaaliya iyo Sweden

Wasiirka Gaashaandhigga Sweden oo Muqdisho u yimid si uu u Xoojiyo Iskaashiga Difaaca ee Soomaaliya iyo Sweden

OCT 07, 2025

 Talaado, October 7, 2025 (HOL) - Wasiirka Gaashaandhigga Boqortooyada Sweden, Pål Jonson, ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho isagoo ku y...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Soomaaliya oo si Rasmi ah u Furay Shirweynaha 2-aad ee Iskaashiga Bulshada Bariga Afrika

Madaxweynaha Soomaaliya oo si Rasmi ah u Furay Shirweynaha 2-aad ee Iskaashiga Bulshada Bariga Afrika

OCT 07, 2025

Talaado, October 7, 2025 (HOL) - Madaxweynaha  Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa mar kale caddeeyay sida ay Soomaaliya uga go’an tahay in...

Warkii oo dhan »
Xisbiyada Puntland oo ka horyimid is-afgaradkii dhexmaray Puntland iyo Somaliland

Xisbiyada Puntland oo ka horyimid is-afgaradkii dhexmaray Puntland iyo Somaliland

OCT 07, 2025

 Talaado, October 7, 2025 (HOL) - Qaar ka mid ah xisbiyada siyaasadda Puntland oo kala ah Ifiye, Mustaqbal, Mideeye iyo Sincad ayaa si wadajir ah...

Warkii oo dhan »
Xafiiska Amniga Qaranka iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka oo shir uga furmay Muqdisho

Xafiiska Amniga Qaranka iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka oo shir uga furmay Muqdisho

OCT 07, 2025

 Talaado, October 7, 2025 (HOL) - Xafiiska Amniga Qaranka Soomaaliya oo ay weheliyaan Wakiilo ka socda Xafiisyada amniga ee dowlad goboleedyada a...

Warkii oo dhan »