Wararka Maanta

Midowga Yurub la filayo inuu bixiyo maalgelin 60 milyan ah oo loogu talo galay howlgalka AUSSOM

Midowga Yurub la filayo inuu bixiyo maalgelin 60 milyan ah oo loogu talo galay howlgalka AUSSOM

OCT 10, 2025

Jimco, October 10, 2025 (HOL) - Midowga Yurub ayaa la filayaa inuu bisha Janaayo ee 2026 si rasmi ah ugu qoondeeyo $60 milyan taageerada howlgalka Mid...

Warkii oo dhan »
Puntland oo difaacday heshiiskii ay la gashay Somaliland

Puntland oo difaacday heshiiskii ay la gashay Somaliland

OCT 10, 2025

 Jimco, October 10, 2025 (HOL) - Puntland ayaa difaacday heshiiskii dhawaan ay la gashay Somaliland, kaas oo sababay doodo iyo mucaarad xooggan o...

Warkii oo dhan »
Faahfaahino kasoo baxaya Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Faahfaahino kasoo baxaya Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

OCT 10, 2025

 Jimco, October 10, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya deegaanka Khayelitsha oo ka mid ah deegaanada hoostagta magaalada Cape town ee dalka Koonfur...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celisay 148 muwaadiniin ah oo ku dhibaateysnaa dalka Yemen

Dowladda Soomaaliya oo dalka dib ugu soo celisay 148 muwaadiniin ah oo ku dhibaateysnaa dalka Yemen

OCT 10, 2025

 Jimco, October 10, 2025 (HOL) - Dowladda Fedaraalka Soomaaliya oo garab ka heleysa hay’adaha gargaarka caalamiga ah ayaa galinkii dambe ee Sha...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo soo dhaweysay heshiiska xabad joojinta ee wada gaareen Israa’iil iyo Xamaas

Dowladda Soomaaliya oo soo dhaweysay heshiiska xabad joojinta ee wada gaareen Israa’iil iyo Xamaas

OCT 10, 2025

 Jimco, October 10, 2025 (HOL) - Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa soo dhaweysay heshiiskii xabad joojinta ahaa ee Magaalada Sharma Al-Sheekh e...

Warkii oo dhan »
Puntland oo soo qabatay doonyo ajaanib ah oo kalluumeysi sharci-darro ah ka wadey xeebaha gobolka Bari

Puntland oo soo qabatay doonyo ajaanib ah oo kalluumeysi sharci-darro ah ka wadey xeebaha gobolka Bari

OCT 10, 2025

 Jimco, October 10, 2025 (HOL) - Ciidanka Ilaalada Canshuuraha Puntland ayaa gacanta ku dhigay doonyo kaluumeysi oo si sharci-darro ah uga kalluu...

Warkii oo dhan »
Puntland oo digniin kasoo saartay roobab kusoo wajahan degaanadeeda oo sababi kara waxyeelo

Puntland oo digniin kasoo saartay roobab kusoo wajahan degaanadeeda oo sababi kara waxyeelo

OCT 09, 2025

 Khamiis, October 9, 2025 (HOL) - Puntland ayaa digniin kasoo saartay roobab xooggan oo la filayo in ay ka da’aan deegaano badan oo ka tirsan g...

Warkii oo dhan »
Galmudug oo Fulisay Xukun Dil ah oo Lagu Riday Eedeysane Nuur Xirsi Warsame

Galmudug oo Fulisay Xukun Dil ah oo Lagu Riday Eedeysane Nuur Xirsi Warsame

OCT 09, 2025

 Khamiis, October 9, 2025 (HOL) - Maamulka Galmudug ayaa maanta si rasmi ah u fuliyay xukun dil toogasho ah oo lagu riday Nuur Xirsi Warsame, kaa...

Warkii oo dhan »
Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo maanta ansixiyay heshiisyo ku saabsan Waxbarashada iyo Cilmi baarista

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo maanta ansixiyay heshiisyo ku saabsan Waxbarashada iyo Cilmi baarista

OCT 09, 2025

Khamiis, October 9, 2025 (HOL) - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey sa...

Warkii oo dhan »
Booliiska Interpol oo hay'adaha amniga Puntland ka caawisay hababka ka hortagga kalluumaysiga sharci darrada ah

Booliiska Interpol oo hay'adaha amniga Puntland ka caawisay hababka ka hortagga kalluumaysiga sharci darrada ah

OCT 09, 2025

Khamiis, October 9, 2025 (HOL) - Booliiska Adduunka ee Interpol oo taageero ka helayay Midowga Yurub (EU) ayaa tababar siiyay howl wadeeno katirsan ha...

Warkii oo dhan »