Wararka Maanta
Dowladda Soomaaliya oo caddaysay mowqifkeeda ku saabsan muranka Saxaraha Galbeed ee Afrika
Sabti, December 6, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa caddeysay mowqifkeeda rasmiga ah ee ku saabsan muranka dhulka Saxaraha...
Warkii oo dhan »Wasiirkii Warfaafinta Somaliland oo isku casilay rabshadihii ka dhacay Borama awgood
Sabti, December 6, 2025 (HOL) - Wasiirkii Warfaafinta Somaliland, Axmed Yaasiin Sheekh Cali Ayaanle, ayaa ku dhawaaqay inuu iscasilay kadib mar...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay si dhow u wada shaqeeyaan Somaliland
Sabti, December 6, 2025 (HOL) - Wasiirru dawlaha Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Cumar Balcad, ayaa sheegay in dowladda federaalka ay si dhow ula ...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Somaliland oo joojiyay munaasibadda Xeer Ciise ee rabshadaha dhalisay
Sabti, December 6, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa ku dhawaaqay inuu joojiyay munaasibadda x...
Warkii oo dhan »Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo soo saaray Baaq Nabadeed oo ku Aaddan Xiisadda Boorama
Sabti, December 6, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta soo saaray baaq naba...
Warkii oo dhan »Somaliland oo dowlada Soomaaliya ku eedaysay faragelin iyo kicinta rabshadaha ka taagan Borama
Sabti, December 6, 2025 (HOL) - Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland ayaa warsaxaafadeed ay soo saartay ku cam...
Warkii oo dhan »Dowladda Federaalka oo Daahfurtay Buundada Sabiid iyo Caanoole ee Dib loo Dhisay
Sabti, December 6, 2025 (HOL) - Wasiirro ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ka qeybgalay munaasabad si rasmi ah loogu daahfur...
Warkii oo dhan »Madaxda dhaqanka Somaliland oo soo saaray go’aamo lagu xakamaynayo colaadda ka taagan Boorama
Sabti, December 6, 2025 (HOL) - Guddi madax-dhaqameed ah oo loo xilsaaray in ay ka hawlgalaan oo nabad kusoo dabaalida magaalada Boorama ayaa k...
Warkii oo dhan »Dowladda Federaalka oo ka hadashay dibadbaxyada ka socda Boorama, Baaqna u dirtay Somaliland
Sabti, December 6, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga hadashay dibadbaxyadii rabshadaha watay ee magaalada Booram...
Warkii oo dhan »Xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo lagu dilay gobolka Galgaduud
Sabti, December 6, 2025 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa howlgal qorsheysnaa si wadajir ah u...
Warkii oo dhan »