Wararka Maanta
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka Qeybgalaya Kalfadhiga 80aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay
Axad, September 21, 2025 (HOL) - Magaalada New York ayaa martigelinaysa kalfadhiga 80aad ee Golaha Guud ee Qaramada Midoobay, kaas oo si rasmi ah u fu...
Warkii oo dhan »Dowladda Masar oo Xoojisay Taageerada ay u hayso Soomaaliya iyo Xiriirka Taariikhiga ah ee Labada Dal
Axad, September 21, 2025 (HOL) - Dowladda Masar ayaa markale xaqiijisay taageerada buuxda ee ay u hayso shacabka Soomaaliyeed, iyada oo muujisay...
Warkii oo dhan »Ilaa 10 dal oo reer Galbeed ah oo qorsheynaya iney ku dhawaaqaan aqoonsiga dowladda Falastiin
Axad, September 21, 2025 (HOL) - Maanta oo Axad iyo berito oo Isniin ayaa la filaya in 10 dal oo ka mid ah dalalka Midowga Yurub iney ku dhawaaqaan go...
Warkii oo dhan »Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo taageero u muujiyey Ilhan Omar
Axad, September 21, 2025 (HOL) - Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Ahmed Moallim Fiqi, ayaa si cad ugu muujiyey taageero Congress-woman Ilhan ...
Warkii oo dhan »Wakiil Ku-xigeenka Somaliland ee Jabuuti oo lagu eedeeyay inuu laba jeer naftiisa dhaawac u geystay
Axad, September 21, 2025 (HOL) - Xog kasoo baxday baadhitaan lagu sameeyay weerar uu sheegay Wakiil Ku-xigeenka Somaliland ee Jabuuti in koox aan la g...
Warkii oo dhan »Maraykanka oo Puntland ku bogaadiyay la dagaallanka ISIS iyo sugidda ammaanka xeebaheeda
Sabti, September 20, 2025 (HOL) - Safiirka Maraykanka ee Soomaaliya, Riley, Taliyaha Ciidamada Maraykanka ee ka howlgala Afrika, Major General Claude ...
Warkii oo dhan »Imaaraadka Carabta oo Soomaaliya ku Dartay Liiska Wadamada laga Mamnuucay Fiisaha Gelitaanka sanadka 2026
Sabti, September 20, 2025 (HOL) - Dowladda Isutagga Imaaraadka Carabta (UAE) ayaa shaacisay liis cusub oo ah wadamada laga mamnuucay in muwaadin...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo ku eedeysay Golaha Ammaanka inuu ku guul darreystay ilaalinta xuquuqda dadka Gaza
Sabti, September 20, 2025 (HOL) - Soomaaliya ayaa ku eedeysay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay inuu ku guul darreystay dhaqangalka qaraar lo...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya oo Qaabilay Xiddigta Caalamiga ah ee Feerka, Ramla Cali
Sabti, September 20, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ku qaabilay Madaxtooyada Qaranka xiddigta Soomaali...
Warkii oo dhan »Xildhibaanada Golaha Samatabixinta oo eedeymo culus u jeediyay madaxweynaha iyo guddoomiyaha Golaha Shacabka
Jimco, September 19, 2025 (HOL) - Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ku mideysan Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa qoraal...
Warkii oo dhan »