Wararka Maanta
Soomaaliya oo ku eedeysay Golaha Ammaanka inuu ku guul darreystay ilaalinta xuquuqda dadka Gaza
Sabti, September 20, 2025 (HOL) - Soomaaliya ayaa ku eedeysay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay inuu ku guul darreystay dhaqangalka qaraar lo...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya oo Qaabilay Xiddigta Caalamiga ah ee Feerka, Ramla Cali
Sabti, September 20, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta ku qaabilay Madaxtooyada Qaranka xiddigta Soomaali...
Warkii oo dhan »Xildhibaanada Golaha Samatabixinta oo eedeymo culus u jeediyay madaxweynaha iyo guddoomiyaha Golaha Shacabka
Jimco, September 19, 2025 (HOL) - Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ku mideysan Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed ayaa qoraal...
Warkii oo dhan »Wasiir Cali Balcad oo la kulmay Senator Ted Cruz oo u ololeeya aqoonsiga Somaliland
Sabti, September 20, 2025 (HOL) - Wasiiru-dawlaha Arrimaha Dibadda xukuumadda Soomaaliya, Cali Cumar Cali (Balcad), ayaa la kulmay Senatorka Mar...
Warkii oo dhan »Guddida A. Dibadda G. Wakiilada Maraykanka oo meel mariyay sharci ogolaanaya in Somaliland toos loola macaamilo
Sabti, September 20, 2025 (HOL) - Guddida Arrimaha Dibadda ee Golaha Wakiillada Maraykanka ayaa ansixiyey xeer ballaadhan oo labada xisbi ee Dim...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya oo codsaday in dib loo dhigo Furitaanka Kalfadhiga 7aad ee Baarlamaanka Soomaaliya
Sabti, September 20, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si rasmi ah uga codsaday hoggaanka Baarlama...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo taageertay soo celinta cunaqabataynta dalka Iran
Jimco, September 19, 2025 (HOL) - Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa saacadihii u dambeeyay meel mariyey qaraar lagu soo celinayo cunaqabataynt...
Warkii oo dhan »Maraykanka oo dacwad kusoo oogay Soomaali loo haysto inay lunsadeen dhaqaale dad danyar ah guryo loogu dhisi lahaa
Jimco, September 19, 2025 (HOL) - Dacwad-oogaha Mareykanka ee Minnesota ayaa ku dhawaaqay dacwado lagu soo oogay siddeed qof oo 6 kamid ah ay yi...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo shaacisay in horumar weyn ka sameysay sahminta shidaalka dalka
Jimco, September 19, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Daahir Shire Maxamed ayaa faahfaahin dhe...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheikh: 10 Milyan oo qof ayaa haysta baasaboorka Soomaaliya, waala saxayaa siday ku heleen
Jimco, September 19, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in baasaboorka Soomaaliya ay haystaan in ka bada...
Warkii oo dhan »