Wararka Maanta

Kumaandooska Danab iyo Daraawiishta Jubbaland oo howlgal wadajir ah ka sameeyay duuleedka Kismaayo

Kumaandooska Danab iyo Daraawiishta Jubbaland oo howlgal wadajir ah ka sameeyay duuleedka Kismaayo

SEP 19, 2025

Jimco, September 19, 2025 (HOL) - Ciidamada Kumaandooska DANAB oo kaashanaaya kuwa Daraawiishta maamulka Jubbaland ayaa saacadahii lasoo dhaafay howlg...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya oo ka qeyb gashay Madasha Caalamiga ah ee difaaca Xiangshan Forum

Soomaaliya oo ka qeyb gashay Madasha Caalamiga ah ee difaaca Xiangshan Forum

SEP 19, 2025

 Jimco, September 19, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi iyo wafdi uu hoggaamin...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Trump oo Soomaaliya ku tilmaamay meel anay dowladi ka jirin oo caan ku ah laaluushka iyo tuugada

Madaxweyne Trump oo Soomaaliya ku tilmaamay meel anay dowladi ka jirin oo caan ku ah laaluushka iyo tuugada

SEP 19, 2025

 Jimco, September 19, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Mareykanka, Donald Trump, ayaa sheegay in Soomaaliya aanay lahayn dowlad dhexe, isla markaana ay ...

Warkii oo dhan »
Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun ku Riday haweeyneey Loo Haystay Maalgelinta Argagixisada

Maxkamadda Gobolka Banaadir oo xukun ku Riday haweeyneey Loo Haystay Maalgelinta Argagixisada

SEP 18, 2025

 Talaado, September 16, 2025 (HOL) - Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukun adag ku ridday Caasho Macalin Mursal Cali kadib markii ay Xafiiska Xe...

Warkii oo dhan »
Xasan Shire Abgaal: Haddii uu Deni mucaaradka keeno Puntland anaguna waxaan keenaynaa Dowladda

Xasan Shire Abgaal: Haddii uu Deni mucaaradka keeno Puntland anaguna waxaan keenaynaa Dowladda

SEP 18, 2025

 Khamiis, September 18, 2025 (HOL) - Wasiirkii hore ee maaliyadda Xasan Shire Abgaal oo maanta Garowe kusoo laabtay tan iyo markii looga guulayst...

Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Ku Dhawaaqday Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha ee Jubbaland

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Ku Dhawaaqday Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha ee Jubbaland

SEP 18, 2025

 Khamiis, September 18, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in ...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheekh: Lama dhegaysan doono siyaasi ama dowlad-goboleed bannaanka ka qaylinaya oo doonaya rabitaankiisa gaarka ah

Madaxweyne Xasan Sheekh: Lama dhegaysan doono siyaasi ama dowlad-goboleed bannaanka ka qaylinaya oo doonaya rabitaankiisa gaarka ah

SEP 18, 2025

 Khamiis, September 18, 2025 (HOL) - Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in Dowladda Federaalka Soomaaliya aysan dhegaysan doonin siyaa...

Warkii oo dhan »
Khilaafka Siyaasadeed oo ka dhex qarxay Ilhan Omar iyo Nancy Mace

Khilaafka Siyaasadeed oo ka dhex qarxay Ilhan Omar iyo Nancy Mace

SEP 18, 2025

 Khamiis, September 18, 2025 (HOL) - Waxaa si weyn u soo shaac baxay muran siyaasadeed oo kulul oo u dhexeeya Xildhibaan Ilhan Omar (Democrat, Mi...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheekh "Dalkaan laguma imaan karo Baasaboor ajnabi ah oo aan Fiiso la socon"

Madaxweyne Xasan Sheekh "Dalkaan laguma imaan karo Baasaboor ajnabi ah oo aan Fiiso la socon"

SEP 18, 2025

 Khamiis, September 18, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horeysay ka hadlay nidaamk...

Warkii oo dhan »
Somaliland iyo shirkad caalami ah oo kala saxeexday heshiis ku kacaya $70 milyan oo lagu dhisayo madaarka Hargeysa

Somaliland iyo shirkad caalami ah oo kala saxeexday heshiis ku kacaya $70 milyan oo lagu dhisayo madaarka Hargeysa

SEP 17, 2025

Arbaco, September 17, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaarrada Somaliland, Fuaad Axmed Nuux, ayaa heshiis la saxeex...

Warkii oo dhan »