Wararka Maanta

Dowladda Soomaaliya oo taageertay Bayaankii Dowladda Masar ee garab istaaga ugu muujisay Soomaaliya

Dowladda Soomaaliya oo taageertay Bayaankii Dowladda Masar ee garab istaaga ugu muujisay Soomaaliya

SEP 22, 2025

 Isniin, September 22, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si weyn u soo dhoweysay bayaanka rasmiga ah ee kasoo baxay Jamhuuriyadda ...

Warkii oo dhan »
Markab kasoo baxay Hindia oo bariis iyo Sonkor u waday Boosaaso oo gubtay

Markab kasoo baxay Hindia oo bariis iyo Sonkor u waday Boosaaso oo gubtay

SEP 22, 2025

 Isniin, September 22, 2025 (HOL) - Markab xamuul oo ka ambabaxay magaalada Jamnagar ee gobolka Gujarat ee dalka India, islamarkaas kusii jeeday ...

Warkii oo dhan »
Askari ka tirsan ciidanka dowladda oo nin Darawal ahaa ku dilay Muqdisho

Askari ka tirsan ciidanka dowladda oo nin Darawal ahaa ku dilay Muqdisho

SEP 22, 2025

Isniin, September 22, 2025 (HOL) - Askari ka tirsan ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa barqanimadii maanta ku dilay degmada Kaaraan ee magaa...

Warkii oo dhan »
Puntland: “Haddii aan la badbaadin dowladnimada Soomaaliya, dalku wuxuu ku noqon doonaa fowdadii 1991”

Puntland: “Haddii aan la badbaadin dowladnimada Soomaaliya, dalku wuxuu ku noqon doonaa fowdadii 1991”

SEP 22, 2025

 Isniin, September 22, 2025 (HOL) - Puntland ayaa ka digtay in haddii aan la ilaalin oo la badbaadin dowladnimada Soomaaliya, uu dalka uu dib ugu...

Warkii oo dhan »
Xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo lagu dilay howlgal laga fuliyay gobolka Galgaduud

Xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab oo lagu dilay howlgal laga fuliyay gobolka Galgaduud

SEP 22, 2025

Isniin, September 22, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysna oo ay iska kaashadeen ciidamada dowladda iyo kuwa saaxiibada...

Warkii oo dhan »
Fahad Yaasiin oo Dhaliil Culus u Jeediyay Dowladda Federaalka ee taageertay in cuniqabateenta lagu sii haayo Dowladda Iran

Fahad Yaasiin oo Dhaliil Culus u Jeediyay Dowladda Federaalka ee taageertay in cuniqabateenta lagu sii haayo Dowladda Iran

SEP 22, 2025

 Isniin, September 22, 2025 (HOL) - Agaasimihii hore ee hay’adda sirdoonka Soomaaliya, Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, ayaa si adag u dhaliilay go�...

Warkii oo dhan »
Kanada iyo Awstaraaliya iyo Ingiriiska oo aqoonsaday Dowladda Falastiin

Kanada iyo Awstaraaliya iyo Ingiriiska oo aqoonsaday Dowladda Falastiin

SEP 21, 2025

 Axad, September 21, 2025 (HOL) - Dalalka Kanada iyo Awstaraaliya iyo Ingiriiska ayaa si rasmi ah u aqoonsaday Dowladda Falastiin, xilli Israa�...

Warkii oo dhan »
Dekedda Muqdisho oo Xiran Maalintii Labaad Kadib Markii Ganacsatadu Diideen bixinta Lacago ay kusheegenSharci-darro

Dekedda Muqdisho oo Xiran Maalintii Labaad Kadib Markii Ganacsatadu Diideen bixinta Lacago ay kusheegenSharci-darro

SEP 21, 2025

Axad, September 21, 2025 (HOL) - Dekedda weyn ee magaalada Muqdisho ayaa xiran maalintii labaad oo xiriir ah, kadib markii ganacsatada ka shaqeeya de...

Warkii oo dhan »
Kenya oo ka digtay khatarta ka dhalan karta in caalamku kasii jeesto arrimaha Soomaaliya

Kenya oo ka digtay khatarta ka dhalan karta in caalamku kasii jeesto arrimaha Soomaaliya

SEP 21, 2025

Axad, September 21, 2025 (HOL) - Xoghayaha Koowaad ee Golaha Wasiirrada ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Qurbo-joogta Musalia Mudavadi ayaa ka diga...

Warkii oo dhan »
Dalka Eswatini oo 32 Sarkaal Boolis ah usoo Diray Soomaaliya si ay uga Qaybqaataan Hawlgalka Nabadsugidda AUSSOM

Dalka Eswatini oo 32 Sarkaal Boolis ah usoo Diray Soomaaliya si ay uga Qaybqaataan Hawlgalka Nabadsugidda AUSSOM

SEP 21, 2025

 Axad, September 21, 2025 (HOL) - Boqortooyada Eswatini ayaa si rasmi ah u shaacisay dirista 32 askari oo boolis ah oo ku biiraya qeybta boolisk...

Warkii oo dhan »