Wararka Maanta

Duqeyn ka dhacday degmada Moqokori oo lagu dilay horjoogayaal ka tirsan Al-shabaab

Duqeyn ka dhacday degmada Moqokori oo lagu dilay horjoogayaal ka tirsan Al-shabaab

SEP 24, 2025

 Arbaco, September 24, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysnaa oo ka dhacay degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan, kaa...

Warkii oo dhan »
Odayaal Dhaqameedyo kasoo jeeda Ceelwaaq oo ka shekeeyay dhibaatadii ay kala soo kulmeen Al Shabaab

Odayaal Dhaqameedyo kasoo jeeda Ceelwaaq oo ka shekeeyay dhibaatadii ay kala soo kulmeen Al Shabaab

SEP 24, 2025

 Arbaco, September 24, 2025 (HOL) - Shan odeyaaal dhaqameed ee ka tirsanaa madax-dhaqameedka deegaanka Ceelwaaq, kuwaas oo u afduubnaa kooxda Al-...

Warkii oo dhan »
Dowladda Soomaaliya oo Dalka ku Soo Celisay 173 Muwaadiniin Laga Soo Daayay Xabsiyo ku Yaalla Libya

Dowladda Soomaaliya oo Dalka ku Soo Celisay 173 Muwaadiniin Laga Soo Daayay Xabsiyo ku Yaalla Libya

SEP 23, 2025

 Talaado, September 23, 2025 (HOL) - Dowladda Soomaaliya ayaa maanta dalka dib ugu soo celisay 173 muwaadiniin Soomaaliyeed oo muddo ku xirnaa xa...

Warkii oo dhan »
Nuuraadiin Ibraahim Mubaarak oo Lagu Xukumay Ganaax Lacageed Sababo la Xiriira Canshuur-Diidnimo

Nuuraadiin Ibraahim Mubaarak oo Lagu Xukumay Ganaax Lacageed Sababo la Xiriira Canshuur-Diidnimo

SEP 23, 2025

Talaado, September 23, 2025 (HOL) - Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa xukun lacageed ku ridday ganacsade Nuuraadiin Ibraahim Mubaarak, kadib markii lag...

Warkii oo dhan »
Mid kamid ah saraakiishii Puntland ee hoggaaminayay dagaalka Daacish oo qarax lagu dilay

Mid kamid ah saraakiishii Puntland ee hoggaaminayay dagaalka Daacish oo qarax lagu dilay

SEP 23, 2025

 Talaado, September 23, 2025 (HOL) - Taliyihii Guutada 2aad ee ciidanka difaaca Puntland ee Daacish kula dagaalamaya Buuraleyda Calmiskaat, ...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shirka Astaynta dowladnimada Falastiin

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay shirka Astaynta dowladnimada Falastiin

SEP 23, 2025

 Talaado, September 23, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ay wehelinayaan Ergada Soomaaliya ee Qa...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya iyo Serbia oo kala saxiixday heshiis iskaashi Diblumaasiyadeed

Soomaaliya iyo Serbia oo kala saxiixday heshiis iskaashi Diblumaasiyadeed

SEP 23, 2025

 Talaado, September 23, 2025 (HOL) - Wasiiradda arrimaha dibadda dowladdaha Soomaaliya iyo Serbia Cabdisalaan Cabdi Cali iyo dhiggiisa dalka Serb...

Warkii oo dhan »
Madasha Samatabixinta oo ku dhawaaqday dacwado ka dhan ah Madaxweyne Xasan Sheekh iyo xukuumaddiisa

Madasha Samatabixinta oo ku dhawaaqday dacwado ka dhan ah Madaxweyne Xasan Sheekh iyo xukuumaddiisa

SEP 23, 2025

Talaado, September 23, 2025 (HOL) - Madasha Samatabixinta Qaranka iyo xildhibaanno ka tirsan labada gole ayaa ku dhawaaqay in ay dacwado sharci ah ka ...

Warkii oo dhan »
Dembele oo ku guuleystay Abaalmarinta Ballon d'Or 2025

Dembele oo ku guuleystay Abaalmarinta Ballon d'Or 2025

SEP 23, 2025

 Talaado, September 23, 2025 (HOL) - Habeen taariikhi ah oo ka dhacday magaalada Paris, ayaa ciyaaryahanka reer France ee Ousmane Dembele ku guul...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay saraakiil sare oo ka socda Ciidanka Maraykanka

Madaxweynaha Somaliland oo la kulmay saraakiil sare oo ka socda Ciidanka Maraykanka

SEP 22, 2025

 Isniin, September 22, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa maanta kulan la yeeshay saraakiil sare ...

Warkii oo dhan »