Wararka Maanta

Carruurta Soomaaliyeed oo halis ugu jirta nafaqo-xumo ba’an marka la gaaro Luulyo 2026

Carruurta Soomaaliyeed oo halis ugu jirta nafaqo-xumo ba’an marka la gaaro Luulyo 2026

SEP 25, 2025

 Khamiis, September 25, 2025 (HOL) - Ku dhawaad kala bar carruurta ka yar da’da shan sano ee ku nool Soomaaliya ayaa halis ugu jira nafaqo-xumo...

Warkii oo dhan »
Itoobiya oo ka hadashay sarkaal sare oo katirsan ciidanka Puntland oo lagu dilay Calmiskaad

Itoobiya oo ka hadashay sarkaal sare oo katirsan ciidanka Puntland oo lagu dilay Calmiskaad

SEP 24, 2025

 Arbaco, September 24, 2025 (HOL) - Dowladda Itoobiya ayaa ka tacsiyaysay geerida Taliyihii Guutada Labaad ee Ciidanka Daraawiishta Puntland, Gen...

Warkii oo dhan »
Booliiska Somaliland oo ka hor yimid shir la qorsheeyay in berri lagu qabto Hargeysa

Booliiska Somaliland oo ka hor yimid shir la qorsheeyay in berri lagu qabto Hargeysa

SEP 24, 2025

 Arbaco, September 24, 2025 (HOL) - Booliiska Somaliland ayaa si adag uga hor yimid shir ay qaar kamid ah odayaasha beelaha dega galbeedka Hargey...

Warkii oo dhan »
Dowladda Fedaraalka oo ka hadashay iska hor imaadkii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho

Dowladda Fedaraalka oo ka hadashay iska hor imaadkii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho

SEP 24, 2025

Arbaco, September 24, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa goordhaw Warsaxafadeed ay soo saartay uga hadashay iska hor imaadkii maanta ku ...

Warkii oo dhan »
Iska hor imaad goordhaw Muqdisho ku dhexmaray ciidanka dowladda iyo kuwa Mucaaradka

Iska hor imaad goordhaw Muqdisho ku dhexmaray ciidanka dowladda iyo kuwa Mucaaradka

SEP 24, 2025

 Arbaco, September 24, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa laga helaya iska hor imaad kooban ayaa goordhoweyd ka dhacay afaafka hore ee saldhiga ...

Warkii oo dhan »
Dowladda Fedaraalka oo shaacisay heerka uu marayo Kaluumaysiga sharci darada ah ee Xeebaha Soomaaliya

Dowladda Fedaraalka oo shaacisay heerka uu marayo Kaluumaysiga sharci darada ah ee Xeebaha Soomaaliya

SEP 24, 2025

 Arbaco, September 24, 2025 (HOL) - Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Kheyraadka  Buluuga ee Xukuumadda Federaalka Soomaliya ayaa shaaca ka qaada...

Warkii oo dhan »
Madaxweynha Soomaaliya oo caddeeyay goobaha la dajindoono ciidamada Masar

Madaxweynha Soomaaliya oo caddeeyay goobaha la dajindoono ciidamada Masar

SEP 24, 2025

 Arbaco, September 24, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in ciidamada Masar lagu deji...

Warkii oo dhan »
Dagaal Khasaare geeystay oo Ciidamada Dowladda, kuwa Koonfur Galbeed iyo Al shabaab ku dhexmaray Gobolka Bay

Dagaal Khasaare geeystay oo Ciidamada Dowladda, kuwa Koonfur Galbeed iyo Al shabaab ku dhexmaray Gobolka Bay

SEP 24, 2025

 Arbaco, September 24, 2025 (HOL) - Waxaa saaka waaberigii dagaal culus uu ka dhacay duleedka magaalada Buurhakaba ee gobolka Bay, kaas oo u dhax...

Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Soomaaliya oo ku adkeystay qabashada doorasho waqtigeeda ku dhacda

Madaxweynaha Soomaaliya oo ku adkeystay qabashada doorasho waqtigeeda ku dhacda

SEP 24, 2025

 Arbaco, September 24, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ku adkeystay inuusan qorsheynayn mud...

Warkii oo dhan »
Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirka 42-aad ee Golaha Guud ee ICAO

Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirka 42-aad ee Golaha Guud ee ICAO

SEP 24, 2025

 Arbaco, September 24, 2025 (HOL) - Wafdi balaaran oo ka socda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Montreal ee dalka Canada kaga qeyb g...

Warkii oo dhan »