7/10/2020
Today from Hiiraan Online:  _



Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Talaado, Luulyo 2, 2013

Soomaali lagu qiyaasay kumanaan kun ayaa habaynkii xalay ahaa isugu soo baxay fagaare ku yaalla xaafada Islii ee Soomaalida ay ka daggantahay magaalada Nairobi.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Luulyo 1, 2013

Isniin, July 1, 2013 (HOL) - Shir ay kasoo qaybgaleen dhammaan shirikadaha Isgaarsiinta Soomaaliyeed, wafdi ka socda dowladda Soomaaliyeed iyo xubno ka socda hay’adda Isgaarsiinta adduunka ee ITU iyo GSM ayaa maanta lagu soo gabagabeeyey xaruunta isgaarsiinta ee dalka isku-tagga Imaaraadka Carabta.

Warkii oo dhan


Wararka Maanta-Axad, Juun 30, 2013

Axad, Juun 30, 2013 (HOL) — Wasiir ku xigeenka wasaaradda wafaafinta xukuumadda Soomaaliya, C/shakuur Cali Mire oo maanta shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa ciidamada Kenya ee qaybta ka ah howgalka AMISOM ku eedeeyay inay ka qaybgaleen dagaalkii Kismaayo ka dhacay.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Juun 29, 2013

Sabti, Juun 29, 2013 (HOL) — Waxaa magaalada Muqdisho ee caasimadda Dalka Soomaaliya gaaray Shiikh Xasan Daahir Aweys oo maalmihii aynu ka soo gudubnay ku sugnaa degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud. Xasan Daahir ayaa waxaa Muqdisho geystay diyaarad ka soo qaadday Cadaado.

Warkii oo dhan


Wararka Maanta-Jimco, Juun 28, 2013

Jimco, Juun 28, 2013 (HOL) — Dagaal culus oo u dhexeeya ciidammo kala taageersan, Col. Barre Hiiraale, Iftiin Xasan Baasto iyo Cabdi Baalleey oo isku dhinac ah iyo kuwa Sheekh Axmed Madoobe ayaa ka qarxay magaalada Kismaayo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, Juun 27, 2013

Khamiis, Juun 27, 2013 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Muqdisho kulan kula yeeshay wafdi ka socday dalka Norway oo uu hoggaaminaay wasiirka horumarinta iyo xiriirka Caalamiga ah ee Norway, Heikki Holmes.

Warkii oo dhan




Contact: [email protected]