More Articles
Talaado, Maarso, 21, 2017 (HOL) โ Raโiisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa goor dhaw oo maanta ah ku dhawaaqay xubnaha gollaha wasiirada xukuumada cusub ee Soomaaliya oo ka kooban 26 wasiir, 26 wasiir ku-xigeen,15 wasiiru-dowle iyo hal raโiisal wasaare ku-xigeen.
Warkii oo dhan
Isniin, Maarso, 20. 2017 (HOL) โ Warbixin ay Qaramada Midoobay maalgelisay ayaa muujinaysa in Soomaaliya ay ka mid tahay shanta waddan Afrika dadka ku nooli ay ugu farxad badanyihiin qaaradda.
Axad, Maarso, 19, 2017 (HOL) โRaโiisal wasaaraha Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadlay doorashada madaxweynaha maamulka Galmudug, kadib kulamo is daba joog ah uu la yeeshay hogaanka maamulka, xildhibaannada labada aqal iyo qeybo ka mid ah bulshada ka soo jeeda deegaannada Galmudug.
Sabti, Maarso, 18, 2017 (HOL) - Madaxweeynaha dalka Kenya Uhuru Kenyata ayaa maanta booqday saldhigga ay ciidamada Kenya ku leeyihin Soomaaliya gaar ahaan magaalada Dhoobleey ee gobolka Jubada Hoose.
Jicmo, Maarso, 17, 2017 (HOL) โ Ururka dhalinyarada gobolka Hiiraan oo deeq raashiin ah gaar siiyay qoysas ku xoolo beelay abaarta ka jirta dalka Soomaaliya.
Khamiis, Maarso, 16, 2017 (HOL) โ Munaasabadan abaalmarinta ayaa waxaa sanadkii sedexaad lagau abaalmariyey shaqsiyaad iyo shirkada kamid ah somalida si loo dhiirageliyo waxana munaasabadan soo qabanqaabisay Hayโada ISA oo loo soogaabiyey abaalmarinta caalmaiga ee somalida waxana laguq abtay bartamaha magaalada London, kulankan oo ay kasoo qeybgaleen shirkado, madax, aqoonyahano iyo fanaaniin ayaa xalay afar abaalmarin oo caalami ah lagudoonsiiyay shaqsiyaad iyo shirkado loo arkay in ay mutaysteen