More Articles
Arbaco, December, 02, 2020 (HOL) -Dowladda Soomaaliya ayaa ku tilmaamtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya meel looga soo duulo Soomaaliya kaddib markii uu xumaaday xiriirka siyaasadeed ee labada dal.
Warkii oo dhan
Talaado, December, 01, 2020 (HOL) - Qoraal maanta ka soo baxay guddiyada lagu muransan yahay ee doorashooyinka iyo xallinta khilaafaadka ayaa lagu sheegay in guddigu uu guda gali doonno waajibaadka ka saaran gaarsiinta dalka doorasho waqtigeeda ku qabsoonta oo xor iyo xalaal ah.
Isniin, November, 30, 2020 (HOL) - Dowladda Kenya ayaa jawaab ka bixisay tallaabadii dowladda Soomaaliya ay dalkeeda uga saartay safiirkii Kenya Lucas Tumbo oo la amray in dib dalkiisa ugu laabto.
Axad, November, 29, 2020 (HOL) -Xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda arrimaha dibadda dawladda Soomaaliya Maxamed Cali Nuur oo goor dhaw ka hadlay warbaahinta dawladda ayaa sheegay in Soomaaliya ay dib ugu yeeratay safiirkeeda Kenya danjire Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, waxaana ay safiirka Kenya danjire Lucas Tumbo ku wargalisay in uu dalkiisa wadatashi ugu laabto.
Sabti, November, 28, 2020 (HOL)- Generaal Abuukar Xaaji Warsame Xuud oo ah hoggaamiyaha Jabhada fadhiggoodu yahay deegaanka Ceelgaal ee dulleedka magaalada Beledweyne oo la hadlay BBC ayaa sheegay in ay diidan yihiin maamulka Hirshabeelle oo sida uu hadalka u dhigay ah maamul sharci darro lagu dhisay.