4/30/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Jimco, May 15, 2020

Jimco, May 15, 2020 (HOL) - Dowladda Soomaaliya waxay dagaal adag kula jirtaa xakameynta xanuunka COVID-19 oo marka laga yimaado dadka uu soo ritay iyo kuwa u dhintay , haddana saameyn adag ku yeeshay dhaqaalaha dalka oo horay ugu tiirsanaa, xoolaha , beeraha, beec mushtirka iyo deeqaha gargaarka ah ee soo gala addanka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, May 14, 2020

Khamiis, May 14, 2020 (HOL) - Madaxweynaha dowladda faderaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waxa uu xilka ka qaaday guddoomiyahii maxkamadda gobolka Banaadir iyo guddoomiyahii maxkamadda racfaanka gobolka, waxa uuna xilalkaasi u magacaabay laba garyaqaan oo kale , kadib markii la sheegay in soo jeedintaas ay ka timid guddoomiyaha maxkamadda sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, May 13, 2020

Arbaco, May 13, 2020 (HOL) - Midowga Afrika ayaa soo jeediyay in hal sano oo dheeraad ah loogu daro joogitaanka Ciidamada AMISOM ee Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, May 12, 2020

Talaado, May 12, 2020 (HOL) - Wabiga Shabeelle ayaa saacadihii lasoo dhaafay fatahaad xooggan ka geystay magaalada Beledweyne, waxaana dhammaan xermay jidadka isku xira xaafadaha kala duwan taas oo dhibaato adag ku haaysa bulshada .

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, May 11, 2020

Isniin, May 11, 2020 (HOL) - Dowladda Jabuuti ayaa xaqiijisay in ay 7 bilood ka hor ku wareejisay wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta musoobooyinka Soomaaliya lacag dhan $600,00, taasoo loogu talo galay gurmadka fatahaada Baladweyne.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, May 10, 2020

Axad, May 10, 2020 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay inaay soo gaareen lacagihii dooda dhaliyay ee lix bil kahor aay yabooheen dowlada federaalka iyo dowlada Jabuuti.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]