Wararka Maanta
Xildhibaanad Caasha Axmed Cabdalla oo ku talo bixisay in Shirka Dib-u-heshiisiinta lagu wareejiyo Siyaasiyiin aan damac lahayn iyo Oday Dhaqameedyo
Isniin, March 05, 2007(HOL): Xildhibaanad Caasha Axmed Cabdalla oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa soo jeedisay in shi...
Warkii oo dhan »
Boqolaal Caruur ah oo la il-daran Cudurka Shuban Biyoodka oo jiifa Isbitaalka Banaadir
Isniin, March 05, 2007(HOL): Isbitaalka Hooyada iyo Dhallaanka Banaadir ee ku yaala Magaalada Muqdisho ayaa waxaa jiifa caruur tiradoodu ka badan taha...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Booliska Dowladda Federaalka oo Qalab ay ku howlgalaan la soo gaarsiiyay
Isniin, March 05, 2007(HOL): Ciidamada Booliska Dowladda Federaalka Soomaaliya oo tan iyo markii ay Dowladda Federaalka soo gaartay Magaalada Muqdisho...
Warkii oo dhan »
Saraakiil iyo Diblumaasiyiin ka socda Midowga Afrika oo shalay mar kale soo gaaray magaalada Muqdisho
Isniin, March 05, 2007(HOL): Maalintii shalay ahayd ayaa waxaa magaalada Muqdiso mar kale soo gaaray wafdi ka socday Midowga Afrika oo isugu jira Sara...
Warkii oo dhan »
Madaxdii iyo Wariyayaashii Wargeyska Haatuf oo xabsi lagu xukumay
Axad, March 04, 2007(HOL): Madaxdii iyo Wariyayaashii Wargeyska Haatuf ee ka soo bixi jiray Magaalada Hargeysa ayaa la xukumay xabsi u dhaxeeya labo s...
Warkii oo dhan »
Dayax Madoobaad Xalay laga dareemay Magaalada Muqdisho
Axad, March 04, 2007(HOL): Xalay saqdii dhexe ayaa mar qura la dareemay in qeyb ka mid ah dayaxu uu madoobaaday, waxaa markaasi Muqdisho ka bila...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo socdaal ku jooga Dalka Kuweyt
Axad, March 04, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa booqasho rasmi ah waxaa uu ku joogaa dalka Kuweyt, h...
Warkii oo dhan »
Afar Soomaali ah oo Fal Dil ah Loogu Xirey Dalka Masar
Axad, March 04, 2007(HOL): Dalka Masar, gaar ahaan magaalada Qaahira ayaa waxaa habeen hore ka dhacay arrin ay soomaalida degan Masar aysan horay u &n...
Warkii oo dhan »
Askar ka tirsan Dowladda Federaalka oo la toogan lahaa oo baxsaday
Sabti, March 03, 2007(HOL): Sedex Askari oo ka tirsan Dowladda Federaalka, isla markaana ay xukun dil ah ku riday Maxkamadda Mileteriga Dowladda Feder...
Warkii oo dhan »
Dekedda Muqdisho oo Maraakiib iyo Doomo ay ku xiran yihiin xili agagaaraheeda Madaafiic lagu garaacayo
Sabti, March 03, 2007(HOL): Dekedda weyn ee Magaalada Mudisho ayaa si caadi ah u wadata howlaheeda shaqo tan iyo markii ay dib u howlgeliyeen Maxkamad...
Warkii oo dhan »