Wararka Maanta
Madaxweynaha Itoobiya oo sheegay in Ciidamada Itoobiya ee galay Soomaaliya ay nabad keeneen
Sabti, March 03, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Itoobiya Mr. Girma Wolde-Giorgis ayaa sheegay in Ciidamada dalkiisa ee faragelinta ku sameeyay Dalka...
Warkii oo dhan »
Taangiyada iyo Qalabka Ciidamada Uganda ee Soomaaliya loo dirayo oo la bilaabay in Tariinno lagu daadgureeyo
Sabti, March 03, 2007(HOL): Waxaa bilaabatay maalintii shalay ahayd daad-gureynta Taangiyada iyo Qalabka Mileteri ee ay ku howlgelayaan Ciidamada ka s...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Puntland ah oo Magaalada Beledweyne uga gudbay dhinaca Deegaanka Balli-Doogle ee Gobolka Shabeelaha Hoose
Jimco, March 02, 2007(HOL): Ciidamadan oo wata 18 gawaarida dagaalka ah iyo waliba Gadiid kale oo isugu jira ku xamuulka qaada iyo waliba ...
Warkii oo dhan »
Madaxweynaha Uganda oo sheegay in aysan Ciidamada Midowga Afrika hub ka dhigis ku sameyn doonin Soomaalida
Jimco, March 02, 2007(HOL): Madaxweynaha Uganda Yoweri Musaveni ayaa shaaca ka qaaday in Ciidamada ka socda Midowga Afrika ee tegaya Soomaaliya aysan ...
Warkii oo dhan »
Madaafiic lagu tuuray nawaaxiga Dekedda Muqdisho oo ay Dad ku dhaawacmeen
Jimco, March 02, 2007(HOL): Dad ka badan shan ruux ayaa la sheegay in ay ku dhaawacmeen madaafiic maanta lagu tuuray nawaaxiga Dekedda weyn ee M...
Warkii oo dhan »
Kooxo hubeysan oo Weerar ku qaaday Guriga Maareeyaha Dekedda Muqdisho
Khamiis, March 01, 2007(HOL): Kooxo hubeysan oo aan heybtooda la garan ayaa saakay subaxnimadii waxay weerar ku qaadeen guriga Maareeyaha Dekedda Muqd...
Warkii oo dhan »
Saraakiil ka socda Dowladda Uganda oo Baydhabo gaaray
Khamiis, March 01, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay ayaa sheegaya in ay maanta halkaas gaareen Saraakiil ka socda...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo sheegay in 16-ka April la qabanayo Shirka dib u heshiisiinta Soomaaliyeed
Khamiis, March 01, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed oo maanta khudbad u jeedinayay XIldhibaanada Baarlamaa...
Warkii oo dhan »
Midowga Afrika oo ka codsaday Beesha Caalamka in ay dhaqaale ku taageeraan Ciidamada loo dirayo Soomaaliya
Khamiis, March 01, 2007(HOL): Midowga Afrika ayaa taageero dhaqaale oo deg deg ah waxaa uu ka codsaday deeq bixiyayaasha Caalamka, si ay u sahlanaato ...
Warkii oo dhan »
Afhayeenka Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo sheegay in ay saxaafadda si qalad ah u fasirtay hadal uu yiri Madaxweynaha
Khamiis, March 01, 2007(HOL): Afhayeenka Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed ninka lagu magacaabo Xuseen Maxamuud Maxamed (Xuub Sireed) ayaa sheegay in a...
Warkii oo dhan »