Wararka Maanta
Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ka doodaya Sharicga la-dagaalanka argagixisada
Khamiis, March 01, 2007(HOL): Xubnaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan ay maanta ku yeelanayaan Xarunta ADC-da ee Magaalada Baydhabo, wax...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo sheegtay in ay wax ka qabaneyso amni darrada ka jirta Magaalada Muqdisho
Arbaco, February 28, 2007(HOL): Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Maxamuud Guuleed Gacma-dheere oo maanta shir jaraa'i...
Warkii oo dhan »
Dagaallo culus oo mar kale ka dhacay Deegaanka Baar-Moog ee dhulka Is-maamulka Soomaalida Itoobiya
Arbaco, February 28, 2007(HOL): Wararka ka soo baxaya dhulka ismaamulka soomaalida Itoobiya ayaa sheegaya in dagaal culus uu mar kale ka d...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne Yoweri Museveni oo sheegay in ay la hadleen maleeshiyooyin Islaamiyiin ah oo ku sugan gudaha Soomaaliya
Arbaco, February 28, 2007(HOL): Madaxweynaha Uganda Mr. Yoweri Mosaveni ayaa shaaca ka qaaday in ay la hadleen Maleeshiyooyin Islaamiyiin ah oo ku sug...
Warkii oo dhan »
Jaamacadda Banaadir iyo Hay’adda ILO oo geysiis u haya Injineerrada Soomaaliyeed
Arbaco, February 28, 2007(HOL): Dhamaan Injineerrada Soomaaliyeed ee aan weli qaadanin Foomka Xog-uruurinta Injineerrada Soomaaliyeed ee ku sugan dalk...
Warkii oo dhan »
Taliyihii Ciidamada Madaniga Xaafadda NBC oo xalay toogasho lagu dilay
Arbaco, February 28, 2007(HOL): Waxaa xalay Magaalada Muqdisho lagu dilay Taliyihii Ciidamada Madaniga Xaafadda NBC Alle ha u naxariistee Axmed Xirsi ...
Warkii oo dhan »
Wafdi ka socda Midowga Afrika oo xalay Muqdisho ku hoyday
Arbaco, February 28, 2007(HOL): Wafdi ka socda Midowga Afrika oo maalintii shalay ahayd soo gaaray magaalada Muqdisho kadib markii ay ka soo amba baxe...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo Baydhabo ku laabtay
Talaado, February 27, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa dib ugu laabtay fariisinkiisa Magaalada Baydha...
Warkii oo dhan »
24-kii saac ee la soo dhaafay oo Dad lagu dilay Magaalada Muqdisho
Talaado, February 27, 2007(HOL): 24-kii saac ee aynu ka soo gudubnay ayaa waxaa ka dhacay magaalada Muqdisho dilal qorsheysan oo loo geystay dad rayid...
Warkii oo dhan »
Maamulka Heer Gobol iyo Degmo ee Gobolka Hiiraan oo siyaabo kala duwan uga hadlay Odayaal ku xiran Deegaanka Feer-Feer
Talaado, February 27, 2007(HOL):Iyadoo muddo ka badan todobaad ay ku xiran yihiin degmada Feer-feer ee ismaamulka soomaalida Itoobiya odayaal na...
Warkii oo dhan »