Wararka Maanta
Gaadiidka Gaashaaman ee ay ku howlgelayaan Ciidamada Uganda oo Mombasa laga soo qaadayo
Isniin, March 12, 2007(HOL): Sida ay shaacisay Jariidada Daily Nation ee ka soo baxda magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa ka socota magaalada Momba...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo sheegtay in ay soo af-jartay wejigii La-dagaalanka Argagixisada, ayna u gudbeyso Wejiga Sugidda Ammaanka
Axad, March 11, 2007(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaaca ka qaaday in ay soo geba-gebeysay wejigii hore ee wax ay ugu yeertay la-d...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo qorsheyneysa in ay Magaalada Muqdisho ku baahiso Ciidamo ammaanka suga
Axad, March 11, 2007(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qorsheyneysa in ay Magaalada Muqdisho ku baahiso Ciidamo wax ka qabta ammaan darrada ka...
Warkii oo dhan »
Xuska Sanadguuradii 11aad ee ka soo wareegatay geeridii Elman Cali Axmed oo Muqdisho lagu qabtay
Axad, March 11, 2007(HOL): Xaflad si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu maamuusayay sanad guuradii 11aad ee ka soo wareegatay geeridii marxu...
Warkii oo dhan »
Ciidamo Itoobiyaan ah oo ku soo jeeday Magaalada Muqdisho oo lagu weeraray Deegaanka No. 60
Axad, March 11, 2007(HOL): Ciidamo Itoobiyaan ah oo watay gaadiidka dagaalka, isla markaana ku soo jeeday Magaalada Muqdisho ayaa lagu weeraray Deegaa...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Uganda oo ka saaray Miino loo geliyay Wadada loo mari Garaoonka Diyaaradaha Muqdisho
Sabti, March 10, 2007(HOL): Ciidamada Uganda ee ku sugan Magaalada Muqdisho ayaa miino loo geliyay ka saaray Wadada isku xirta KM4 iyo Garoonka Diyaar...
Warkii oo dhan »
Roob lagu qabowsaday oo shalay gelinkii dambe ka da’ay Magaalada Baydhabo
Sabti, March 10, 2007(HOL): Roob lagu qaboobsaday ayaa shalay gelinkii dambe waxaa uu ka da’ay Magaalada Baydhabo ee Gobolka Bay, iyadoo roobka uu b...
Warkii oo dhan »
Jen. Galaal oo sheegay in ay Goof lagu kala guuray noqoneyso Magaalada Muqdisho haddii aan la iska qaban kooxaha Qaraxyada sameeya
Sabti, March 10, 2007(HOL): Jen. Maxamed Nuur Galaal oo ka mid ah Saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa ka hadlay qaraxyada maalmahan k...
Warkii oo dhan »
Dowladda Eretereya oo ugu baaqday Dowladda Uganda in ay Ciidamadeeda kala baxdo Soomaaliya
Sabti, March 10, 2007(HOL): Dowladda Eretereya ayaa ugu baaqday Dowladda Uganda in ay Ciidamadeeda kala baxdo dalka Soomaaliya, haddii ay kala bixi we...
Warkii oo dhan »
Qarax Hal Ruux uu ku dhintay oo ka dhacay agagaarka Warshaddii Baastada ee Magaalada Muqdisho
Sabti, March 10, 2007(HOL): Hal ruux ayaa geeriyooday mid kalena waa uu dhaawacmay kadib markii ay ku qarxeen waxyaabo qarxa oo la soo dhinac dhigay, ...
Warkii oo dhan »