Wararka Maanta

Ciidamada Uganda oo xoojinaya Ciidamada sugaya Ammaanka Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya

Ciidamada Uganda oo xoojinaya Ciidamada sugaya Ammaanka Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya

MAR 18, 2007

Axad, March 18, 2007(HOL): Ciidamo tiro badan oo ka tirsan Ciidamada Uganda ee ku howlgelaya Magaca Midowga Afrika ayaa lagu xoojiyay Ciidamada  ...

Warkii oo dhan »
Taliyihii Ciidamada Booliska Kismaayo oo xalay Toogasho lagu dilay

Taliyihii Ciidamada Booliska Kismaayo oo xalay Toogasho lagu dilay

MAR 18, 2007

Axad, March 18, 2007(HOL): Waxaa xalay gurigiisa oo ku yaala xaafadda Faanoole ee Magaalada Kismaayo lagu dilay Taliyihii Ciidamada Booliska Kismaayo ...

Warkii oo dhan »
Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan oo maalmihii aynu soo dhaafnay ay ka dhaceen Dagaallo dhexmaray Beelo halkaas wada dega

Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan oo maalmihii aynu soo dhaafnay ay ka dhaceen Dagaallo dhexmaray Beelo halkaas wada dega

MAR 17, 2007

Sabti, March 17, 2007(HOL):  Wararka laga helayo degmada Matabaan oo ka tirsan gobalka Hiiraan ayaa sheegaya in dadka ku dhaqan ay soo food saart...

Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Gobolka Jubbada Hoose oo amar ku bixiyay in Bartooda lagu toogto Kooxaha Burcadda ah

Guddoomiyaha Gobolka Jubbada Hoose oo amar ku bixiyay in Bartooda lagu toogto Kooxaha Burcadda ah

MAR 17, 2007

Sabti, March 17, 2007(HOL): Guddoomiyaha Gobolka Jubbada Hoose Ilyaas Bedel Gaboose ayaa amar ku bixiyay in meeshii lagu arko lagu toogto kooxo burcad...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Madaniga Xaafadda Baar Ubax oo xalay la weeraray

Ciidamada Madaniga Xaafadda Baar Ubax oo xalay la weeraray

MAR 17, 2007

Sabti, March 17, 2007(HOL): Kooxo hubeysan ayaa xalay waxay weerar u geysteen ciidamada Madaniga Xaafadda Baar Ubax ee Magaalada Muqdisho, iyadoo halk...

Warkii oo dhan »
Gabar Soomaaliyeed oo u sharaxan Baarlamaanka Finland

Gabar Soomaaliyeed oo u sharaxan Baarlamaanka Finland

MAR 17, 2007

Sabti, March 17, 2007(HOL): Zahra Cabdulle oo ah Hooyo Soomaaliyeed kuna nool wadanka Finland, kana mid aheyd muddo 12 sano xildhibaanada goloha deega...

Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo sheegay in dad ka tirsan Maxkamadihii Islaamka uusan boos uga banaaneyn Shirka Dib u heshiisiinta

Madaxweyne C/llaahi Yuusuf oo sheegay in dad ka tirsan Maxkamadihii Islaamka uusan boos uga banaaneyn Shirka Dib u heshiisiinta

MAR 17, 2007

Sabti, March 17, 2007 Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa sheegay in weerarkii Talaadadii aynu ka soo gudubnay lagu...

Warkii oo dhan »
Waa sidee Xaaladda ay ku nool yihiin Dadka Magaalada Muqdisho?

Waa sidee Xaaladda ay ku nool yihiin Dadka Magaalada Muqdisho?

MAR 16, 2007

Jimco, March 16, 2007(HOL): Inkastoo magaalada Muqdisho la oran karo waa magaalo la qabsatay  is-bad badalka siyaasadeed hadana marka la eego wax...

Warkii oo dhan »
Qarax ay 8 ruux ku dhinteen oo maanta ka dhacay Degmada Afgooye

Qarax ay 8 ruux ku dhinteen oo maanta ka dhacay Degmada Afgooye

MAR 16, 2007

Jimco, March 16, 2007(HOL): Xaafad lagu magacaabo Mbagathi oo ku taalo bariga Degmada Afgooye ayaa saakay 10-kii barqonimo waxaa ka dhacay qarax aad u...

Warkii oo dhan »
Tacaddiga ay Saxafiyiinta Muqdisho kala kulmayaan Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya oo sii kordhaya

Tacaddiga ay Saxafiyiinta Muqdisho kala kulmayaan Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya oo sii kordhaya

MAR 15, 2007

Khamiis, March 15, 2007(HOL): Waxaa sii kordhaya Tacadiyada ay Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya u geysanayaan saxafiyiinta ka howlgala ...

Warkii oo dhan »