Wararka Maanta
Fahad Yaasiin oo Digniin Siyaasadeed u Diray Ra’iisul Wasaare Xamse
Talaado, November 25, 2025 (HOL) - Agaasimihii hore ee Hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), Fahad Yaasiin Xaaji Daahir, ayaa q...
Warkii oo dhan »Horjooge ka tirsanaa Al-shabaab iyo ilaaladiisa oo lagu dilay deegaanka Cali Heele
Talaado, November 25, 2025 (HOL) - Ciidmaada xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa howlgal qorsheysnaa ku dilay horjooge sar...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Kazakhstan oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya
Talaado, November 25, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kazakhstan, Kassym Jomart Tokayev, ayaa si rasmi ah uga guddoomay warqadihii aqoon...
Warkii oo dhan »Shil gaari oo geystay qasaaro dhimasho iyo dhaawac leh oo ka dhacay bartamaha magaalada Garowe
Talaado, November 25, 2025 (HOL) - Hal askari oo ka tirsan Booliska Puntland iyo darawal mooto bajaaj ayaa ku geeriyooday shil gaari oo xalay ka...
Warkii oo dhan »Macallin laba caruur ah kufsi ugu gaystay Burco oo lagu xukumay 14 sanno oo xadhig ah
Isniin, November 24, 2025 (HOL) - Xafiiska Xeer Ilaalinta Guud ee Somaliland ayaa maanta soo saaray warbixin faahfaahsan oo ku saabsan kiisas kufsi ah...
Warkii oo dhan »Golaha Aqalka Sare oo Ansixiyay Hindise-sharciyeedka Dad-dhigista iyo Tirokoobka Xaaladaha Madaniga ah
Isniin, November 24, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya, Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo ay wehliyeen labada Gu...
Warkii oo dhan »Xulka Qaranka 17 jirada Soomaaliya oo guul muhiim ah kusoo gabagabeeyay Ciyaaraha Bariga iyo Bartamaha Afrika
Isniin, November 24, 2025 (HOL) - Xidigaha Xulka Qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka yar tahay 17-ka sano ayaa maanta guul weyn ka gaaray dhigoo...
Warkii oo dhan »Booliiska gobolka Banaadir oo gacanta kusoo dhigay dad ku eedeysan jirdil iyo dhaawac loo gaystay gabar yar oo 13 jir ah
Isniin, November 24, 2025 (HOL) - Ciidanka Booliiska gobolka Banaadir, gaar ahaan kuwa ka howlgala Saldhigga degmada Warta Nabada ee magaalada M...
Warkii oo dhan »Puntland oo qabatay sarkaal Daacish u qaabilsanaa sahayda iyo isgaarsiinta
Isniin, November 24, 2025 (HOL) - Ciidamada ammaanka Puntland ayaa howlgal qorshaysan ku qabtay Cabdirisaaq Yaasiin Maxamed (Sugulle), oo lagu sheegay...
Warkii oo dhan »Wasiiru Dowlaha Gaashaandhiga Soomaaliya oo sheegay in Ciidamada Dowladda iyo Al shabaab kaliya loo ogolyahay inay hubka haystaan
Isniin, November 24, 2025 (HOL) - Wasiiru Dowlaha Gaashaandhiga Soomaaliya Cumar Cali Cabdi ayaa sheegay in laba dhinac kaliya loo ogol yahay inay hay...
Warkii oo dhan »