Wararka Maanta
Maxkamadaha Islaamka oo ka hadlay is-rasaaseyn saakay ka dhacday Magaalada Muqdisho
Talaado, December 05, 2006(HOL):Waxaa saakay isku rasaaseeyay agagaarka Ex-koontarool Balcad Maleeshiyooyin xoog ku heysatay dhismaha Warshaddii cabit...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Maxkamadda Islaamiga Gobolka Hiiraan oo si weyn ugu Jaha-wareersan hirgelinta go'aankii lagu mamnuucay ka ganacsiga Qaadka iyo cunistiisa
Isniin, December 04, 2006(HOL): Bil ka hor ayeey aheyd markii uu soo baxay Go'aanka lagu joojinayo ka ganacsiga iyo Cunista Qaadka gudaha gobalk...
Warkii oo dhan »
Seminaar lagu baranayay Xalinta Khilaafaadka iyo dowlad wanaaga oo Muqdisho lagu qabtay
Isniin, December 04, 2006(HOL): Seminaarkan oo lagu baranayay xalinta khilaafaadka iyo dowlad wanaaga ayaa waxaa soo qaban qaabisay Xarunta Xuqu...
Warkii oo dhan »
Wafdigii Maxkamadaha Islaamka ee Jabuuti aaday oo Muqdisho dib ugu soo laabtay
Isniin, December 04, 2006(HOL): Waxaa maanta dib ugu soo noqday magaalada Muqdisho Wafdigii maxkamadaha Islaamka ee beryahan ku sugnaa Dalka Jabuuti, ...
Warkii oo dhan »
Dad u adkeysan waayay Mamnuucidda Qaadka ee Muqdisho lagu soo rogay oo Baydhabo u qayilaad doonta
Isniin, December 04, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegaya in ay halkaasi maalin walba gaaraan dad ka ca...
Warkii oo dhan »
Banaanbax looga soo horjeeday faragelinta Itoobiya iyo Qaraarka Mareykanka uu ku doonayo in ciidamo loogu diro Soomaaliya oo Muqdisho ka dhacay
Isniin, December 04, 2006(HOL): Banaanbax aad u ballaaran oo uu soo qaban qaabiyay Golaha maxkamadaha Islaamka, Isla markaana looga soo horjeeda...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo baaris xooggan ku heysa Dad loo xir xiray Qaraxii Baydhabo ka dhacay
Axad, December 03, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegaya in ciidamada dembi baarista Dowladda Federaalka...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka oo Mareykanka ku cambaareeyay qorshaha uu ku doonayo in ciidamo shisheeye loogu diro
Axad, December 03, 2006(HOL): Golaha Maxkamadaha Islaamka oo xalay shir jaraa'id ku qabtay xaruntooda magaalada Muqdisho ayaa ka soo horjeestay ...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne Cadde Muuse oo difaaca Puntland kala shiray Ganacsatada Puntland
Axad, December 03, 2006(HOL): Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Jen. Cadde Muuse Xirsi ayaa ganacsatada ka soo jeeda deegaanada Puntland kulan k...
Warkii oo dhan »
Waa sidee xaaladda Degmada Diinsoor kadib la wareegiddii shalay ee Maxkamadaha Islaamka?
Axad, December 03, 2006(HOL): Degmada Diinsoor ee gobolka Bay ayaa la soo sheegayaa in ay dadka degan muujinayaan cabsi ay ka qabaan in uu halkaas dag...
Warkii oo dhan »