Wararka Maanta
Baarlamaanka Itoobiya oo ansixiyay in ay Xukuumadda Itoobiya qaaddo Tallaabo kasta oo ay isaga difaceyso Maxkamadaha Islaamka Soomaaliya
Khamiis, November 30, 2006(HOL) Baarlamaanka Dowladda Federaalka Itoobiya ayaa maanta u codeeyay oo ka jawaabay codsi uu u jeediyay Ra'iisal Wasaaraha...
Warkii oo dhan »
Mareykanka oo sheegay in seddex Nin oo dembi ka gashay ay Muqdisho joogaan
Khamiis, November 30, 2006(HOL) Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka u qaabilsan Afrika haweeneyda lagu magacaabo Jendayo Frazer ayaa sheeg...
Warkii oo dhan »
Wafdi ka socda Maxkamadaha Islaamka oo Jabuuti u dhoofay
Khamiis, November 30, 2006(HOL) Guddoomiyaha Guddiga Fulinta Maxkamadaha Islaamka Maxkamadaha Islaamka Shiikh Shariif Shiikh Axmed iyo wafdi uu hoggam...
Warkii oo dhan »
Hay'adda Bisha Cas ee Imaaraadka oo kaalmo u fidisay Dadka ay ku barakacay Fatahaadda Webiyada
Arbaco, November 29, 2006(HOL): Ururka Bisha Cas ee dalka Imaaraadka Carabta ayaa deeq u fidisay dadka ku barakacay Fatahaadda Webiyada Shabeelle iyo ...
Warkii oo dhan »
Oday Dhaqameedyo ugu baaqay Dowladda Federaalka in ay Dalka ka saarto Ciidamada Itoobiya
Arbaco, November 29,2006(HOL): Odayaal dhaqameedyo shir ku yeeshay Magaalada Muqdisho, isla markaana ka kala socday gobollada Dalka ayaa waxay ugu baa...
Warkii oo dhan »
Maleeshiyada Cabdi Qeybdiid oo lagu eedeeyay in ay Oday dhaqameedyo Af-duubteen
Arbaco, November 29, 2006(HOL): Maleeshiyo ka amar qaata Hoggaamiye Kooxeedka Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa lagu eedeeyay in ay deegaano ka tirsan...
Warkii oo dhan »
Shiikh Yuusuf Indha Cadde: "Haddii UN-ka ka qaado Soomaaliya Cunaqabateynta Hubka annaguna waxaan keeni doonnaa Muslimiinta Caalamka"
Talaado, Nvember 28,2006(HOL): Madaxa Ammaanka Maxkamadaha Islaamka Shiikh Yuusuf Maxamed Siyaad Indha Cadde oo maanta ka qeybgalay banaanbax Muqdisho...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Maxkamadda Islaamka Gobolka Hiiraan oo Heegan Buuxa la geliyay
Talaado, November 28,2006(HOL): Ciidamada Maxkamada ku dhaqanka shareecada Islaamka ee Gobalka Hiiraan ayaa 48kii saac ee la soo dhaafay ahaa ku...
Warkii oo dhan »
Banaanbax looga soo horjeeday Mareykanka iyo Itoobiya oo ka dhacay Magaalada Muqdisho
Talaado, November 28,2006(HOL): Banaanbax aad u ballaaran oo ay soo qabanqaabiyeen Golaha Maxkamadaha Islaamka ayaa saakay wuxuu ka dhacay Fagaaraya T...
Warkii oo dhan »
Maxkamadaha Islaamka iyo Xildhibaano ku sugan Magaalada Muqdisho oo sheegay in ay wax ka jiraan Warbixin ay soo saartay Hay'adda ICG
Talaado, November28,2006(HOL): Golaha Maxkamadaha Islaamka iyo Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliyeed oo Muqdisho ku sugan ayaa sheega...
Warkii oo dhan »