Wararka Maanta
Maxkamadaha Islaamka iyo Dowladda Federaalka oo jawaabo kala jaan ah ka bixiyay go’aankii ka soo baxay Golaha Ammaanka
Jimco, December 08, 2006(HOL): Golaha Maxkamadaha Islaamka ayaa shaaca ka qaaday in go’aanka ka soo baxay Golaha ammaanka ee ciidamada loogu soo dir...
Warkii oo dhan »
Dagaal Deegaano ka tirsan Gobollada Dhexe ku dhexmaray Ciidamada Maxkamadaha Islaamka iyo kuwo Itoobiyaan ah
Khamiis December 07,2006 (HOL): Wararka naga soo gaaraya deegaanka Bandiiradley ee Gobolka Mudug ayaa sheegayaa in uu xalay Deegaanka Seddex Xiglo oo ...
Warkii oo dhan »
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay isku raacay in Ciidamo nabad ilaaliyayaal ah loo diro Soomaaliya
Khamiis December 07,2006(HOL): Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa isku raacay Qaraar uu Mareykanka u soo gudbiyay, kaasi oo dalbanayay in dalka...
Warkii oo dhan »
Dab mar kale oo caawa ka kacay qeyb ka mid ah Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho
Arbaco, December 06,2006(HOL): Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho ayaa qeyb ka mid ah waxaa caawa ka kacay Dab ka dhashay Burjikada wax lagu karsad...
Warkii oo dhan »
Maxkamadda Islaamiga Degmada Buulo-Burte oo mamnuucday in xilliga Salaadaha ay furnaadaan Goobaha Ganacsiga
Arbaco, December 06, 2006(HOL): Amar ka soo baxay Maxkamada islaamiga ee Degmada Buula ayaa markii ugu horeysay waxaa lagu mamnuucay in Xiliga salaada...
Warkii oo dhan »
Shiikh Xasan Daahir Aweys oo sheegay in aan hubka yar yar hadda laga qaadi doonin dadka Soomaaliyeed
Arbaco, December 06, 2006(HOL): Guddoomiyaha Golaha Shuurada Maxkamadaha Islaamka Shiikh Xasan Daahir Aweys ayaa shaaca ka qaaday in aaney Maxkamadaha...
Warkii oo dhan »
Daadad ku soo rogmaday Isha Baydhabo oo sababay in ay biyuhu ka saramaraan Buundha Isha, kuna fatahaan xaafadaha u dhow
Arbaco, December 06, 2006(HOL): Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegaya in ay saakay daadad ku soo rogmadeen Isha Bay...
Warkii oo dhan »
RA'IISAL WASAARE GEEDI: "Inta ay dalkeena joogto argagixiso, ayna hub iyo ciidamo soo gelineyso dagaal laga fursan maayo waajib ayaana naga saaran in aan difaacno dadkeena"
Arbaco, December 06, 2006(HOL): Ra'iisal Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi ayaa sheegay in aan laga fursan doonin daga...
Warkii oo dhan »
Gaadiidka yar yar oo laga mamnuucay in ay galaan Magaalada Baydhabo
Talaado, December 05, 2006(HOL): Maamulka Gobolka Bay ayaa soo saaray amar uu gaadiidka yar yar uga mamnuucayo in ay galaan Magaalada Baydhabo, iyadoo...
Warkii oo dhan »
Waaxda Caafimaadka Maxkamadaha Islaamka oo sheegay in aan aadista Xajka loo ogolaan doonin qof aan tallaalneyn
Talaado, December 05, 2006(HOL): Waaxda Caafimaadka Maxkamadaha Islaamka ayaa shaaca ka qaaday in aaney arrimo la xiriira gudashada Xajka u aadi karin...
Warkii oo dhan »