Wararka Maanta
Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Itoobiya oo guri u deganaa ka kaxeystay Injineer Muqdisho caan ka ah
Axad, January 14, 2007(HOL): Ciidamada Dowladda Federaalka oo ay gacan siinayeen Ciidamo Itoobiyaan ah oo howlgallo ka sameeyay Xaafadda Buulo Xuubeey...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka Soomaaliya oo howlgelisay Waaxdeeda Socdaalka, isla markaana maanta bixisay 270 Baasaboor
Axad, January 14, 2007(HOL): Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xafiis hoos taga Waaxdeeda Socdaalka waxay ka furtay Magaalada Baydhabo oo haatan ay ...
Warkii oo dhan »
Dowladda Federaalka oo ka warbixisay howlgallo hub uruurin ah oo ay Ciidamadeedu fuliyeen
Axad, January 14, 2007(HOL): Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya ee isugu jira Booliska iyo Mileteriga ayaa saakay waxay howlgallo hub uruurin ah...
Warkii oo dhan »
Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Finland oo dhigay Banaanbax ay uga soo horjeedaan Dowladaha Mareykanka iyo Itoobiya
Sabti, January 13, 2007(HOL): Bannaabax ballaaran oo looga soo horjeeday joogitaanka ciidamada Itoobiya ee dalka Soomaaliya iyo weerarada gardarada ah...
Warkii oo dhan »
Xarunta Cilmi Baarista iyo Wada tashiga CRD oo soo af-jartay colaad mudo 4 sano ah u dhaxeysay labo beelood oo wada degta deegaanka Raso oo ka tirsan gobolka Hiiraan
Sabti, January 13, 2007(HOL): Xaruta cilmi baarista iyo wada tashiga soomaaliyeed ee CRD qeybteeda Gobolka hiiraan ayaa ku guuleysatay in soo afjarto ...
Warkii oo dhan »
Dagaallo ay 11 ruux ku dhinteen oo ka dhacay Tuulada Biyo Cadde ee Gobolka Shabeelaha Dhexe
Sabti, Janaayo 13, 2007 (HOL): 11 ruux ayaa geeriyootay 7 ruux oo kalena waa ay dhaawacmeen kadib markii uu dagaal ku dhexmaray Tuulada Biyo Cadd...
Warkii oo dhan »
Guddiga Ammaanka Gobolka Banaadir oo iska dhex doortay guddi kormeera xaaladda Nabadgelyada Magaalada Muqdisho
Sabti, Janaayo 13, 2007 (HOL): Guddiga Ammaanka Gobolka Banaadir ee uu dhawaan magacaabay Ra'iisal Wasaare Cali Maxamed Geedi ayaa maanta waxay i...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf Axmed oo sheegay in ay qaraxyada Muqdisho ka dhaca ka dambeeyaan haraagii Maxkamadaha Islaamka
Sabti, Janaayo 13, 2007 (HOL): Madaxweynaha Dowladda federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed ayaa shaaca ka qaaday in ay magaalada Muqdisho k...
Warkii oo dhan »
Baarlamaanka Soomaaliya oo ogolaaday in xaalad deg deg ah lagu soo rogo dalka Soomaaliay
Sabti, Janaayo 13, 2007(HOL): Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta shir ku yeeshay Magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa wuxuu isku raac...
Warkii oo dhan »
Qarax uu hal qof ku dhaawacmay oo xalay Muqdisho ka dhacay
Jimco, January 12, 2007(HOL): Hal Askari oo ka mid ah Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku sugnaa iridka hore ee Hotelka Ambassador ee Magaa...
Warkii oo dhan »