Wararka Maanta
Magaalada Afgooye oo qofkii Qori lagu arkayo la tooganayo
Khamiis, January 18, 2007(HOL): Odayaasha, Waxgaradka iyo maamulka cusub ee Degmada Afgooye ayaa kadib markii ay kulan ka yeesheen xaaladda nabadgelyo...
Warkii oo dhan »
Xaflad lagu maamuusayay xil ka qaadistii Guddoomiyaha Baalramaanka oo Baydhabo lagu qabtay
Khamiis, January 18, 2007(HOL): Xafladdan ayaa waxaa ka qeybgalay xubno ka socday labada gole ee dowladda Federaalka Soomaaliya, inkastoo uusan kulank...
Warkii oo dhan »
Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay oo Muqdisho kula kulmay Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Xubno ka socday Ururrada Bulshada Rayidka
Khamiis, January 18, 2007(HOL): Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaiya Danjire Francois Lonseny Fall oo maanta ga...
Warkii oo dhan »
Maxamed Qanyare iyo Muuse Suudi oo hubkooda ku wareejiyay Dowladda Federaalka
Arbaco, January 17, 2007(HOL): Maxamed Qanyare Afrax iyo Muuse Suudi Yalaxow oo Xildhibaano ka ah Dowladda Federaalka Soomaaliya, horayna u ahaan jira...
Warkii oo dhan »
Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo xilkii laga qaaday
Arbaco, January 17, 2007(HOL): Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Shariif Xasan Shiikh Aadan ayaa maanta laga qaaday xilkii Guddoomiyenimada golaha ...
Warkii oo dhan »
Idaacadihii ay xayiraadda ku soo rogtay Waaxda Nabad-sugidda Dowladda Federaalka oo dib Hawada ugu soo noqday
Talaado, January 16, 2007(HOL): Waxaa hawada dib ugu soo noqday oo xayiraaddii laga qaaday Idaacadaha Horn Afrik, Shabeelle iyo Qur'aanka Kariimka oo ...
Warkii oo dhan »
Kenya iyo Itoobiya oo ka wada hadlay Arrimaha Soomaaliya
Talaado, January 16, 2007(HOL): Ra'iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaaliga Itoobiya Meles Zenawi ayaa booqasho gaaban ku tegay Magaalada Nairobi, isago...
Warkii oo dhan »
Banaanbax looga soo horjeeday Dowladda Federaalka, laguna taageerayay gooni isu taagga Somaliland oo ka dhacay gobollada Somaliland
Talaado, January 16, 2007(HOL): Kumanaan Dadweyne ah ayaa banaanbax ka dhigay Fagaaraha Beerta Xoriyadda Magaalada Hargeysa, iyadoo banaanbaxaasina uu...
Warkii oo dhan »
RA'IISAL WASAARE GEEDI:"Maxkamadihii Islaamka waxay sheegeen in ay Salaadda Ciidda ku Tukanayaan Magaalada Baydhabo balse Dowladda Federaalka ayaa Salaadda Ciidda ku Tukatay Magaalada Muqdisho"
Talaado, January 16, 2007(HOL): Ra'iisal wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi oo maanta qudbad u jeediyay Xubnaha Baarl...
Warkii oo dhan »
Deegaano ka tirsan Gobollada Galgaduud iyo Hiiraan oo mar kale ay ka soo cusboonaadeen Xiisado Colaadeed
Talaado, January 16, 2007(HOL): Wararkii ugu danbeeyay ee ka soo baxaya deegaanada Ceel-buur iyo Maxaas oo ka kala tirsan Gobalada Gal-gaduud iy...
Warkii oo dhan »