Wararka Maanta
Ra’iisal Wasaare Geedi oo duqeynta diyaaradaha Mareykanka ku tilmaamay mid Soomaaliya looga saarayo argagixiso ku sugan
Jimco, January 12, 2007(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Prof. Cali Maxamed Geedi oo kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka Gob...
Warkii oo dhan »
Xildhibaano ka tirsan Dodwladda Federaalka oo maanta laga masaafuriyay Dalka Kenya
Jimco, January 12, 2007(HOL): Xildhibaano ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo muddooyinkan ku sugnaa Magaalada Nairobi ayaa maanta waxay isaga...
Warkii oo dhan »
Is-rasaaseyn sababtay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacday Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya
Jimco, January 12, 2007(HOL): Is-rasaaseyn dhexmartay Maleeshiyooyin la socday Hoggaamiye Kooxeedyadii Muqdisho iyo Ilaalada Madaxweyne C/llaahi Yuusu...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Dowladda Federaalka oo kormeeray deegaanka Galgalato oo ay shalay ka soo qabteen Kooxo Burcad ah
Khamiis, January 11, 2007(HOL): Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya oo shalay howlgal burcad sifeyn ah ka sameeyay Wadada dhinaca Bari ee Xeebta ...
Warkii oo dhan »
Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay oo isku raacay in Guddi Xaqiiqo raadin ah loo diro Xadka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya
Khamiis, January 11, 2007(HOL): Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa shaaca ka qaaday in uu guddi xaqiiqo raadin ah u dirayo Xadka u dhaxee...
Warkii oo dhan »
Maxamed Qanyare, Muuse Suudi, Cumar Filish iyo Bootaan Ciise Caalin oo si deg deg ah Muqdisho ugu laabtay kadib markii ay Baydhabo tageen
Khamiis, January 11, 2007(HOL): Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegaya in ay magaalada Baydhabo ka tageen Hoggaamiye...
Warkii oo dhan »
TALIYAHA CIIDAMADA GOBALADA HIIRAAN IYO SHABEELADA DHAXE COL. MUQTAAR XUUSEEN AFRAX OO DIB XURIYADIISII U HELAY.
Arbaco, Jan, 10, 2006 (HOL) Wararka laga helayo Magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xuriyadiisii loo soo celiyay Taliyihii ciidamada...
Warkii oo dhan »
Ciidamada Dowladda Federaalka oo howlgalladii ugu horeeyay sameeyay
Arbaco, January 10, 2007(HOL): Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Itoobiyaanka ah ee gacanta siinaya ayaa maanta waxay fuliyeen h...
Warkii oo dhan »
Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Madaxweynihii TNG-da C/qaasim Salaad oo kulan wada yeeshay
Arbaco, January 10, 2007(HOL): Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya C/llaahi Yuusuf Axmed iyo Madaxweynihii TNG-da C/qaasim Salaad Xasan ayaa m...
Warkii oo dhan »
Mareykanka oo taageeray in Ciidamo Nabad ilaaliyayaal ah oo UN-ka ka socda loo diro Soomaaliya
Arbaco, January 10, 2007(HOL): Maamulka Madaxweyne Bush ayaa soo dhaweeyay qorshe uu Midowga Yurub ku doonayo in Ciidamo Nabad ilaaliyayaal ah oo UN-k...
Warkii oo dhan »