Wararka Maanta
Madaxweyne Deni oo kala diray Maxkamaddii Ciidamada Qalabka Sida iyo Dembiyada Culus ee Puntland
Talaado, October 28, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta si rasmi ah u kala diray Maxkamaddii Ciidamada Qal...
Warkii oo dhan »Aabe iyo Wiilkiisa oo aano qabiil darteed loogu dilay gobolka Galgaduud
Talaado, October 28, 2025 (HOL) - Waxaa sii kordhaya dilalka ku saleysan aanooyinka qabiilka ee ka dhaca inta badan deegaanada gobolada Galgaduu...
Warkii oo dhan »Wasiirka Socdaalka Sweden oo lagu eedeeyay musuq la xiriira lacag la siiyay Dowladda Soomaaliya
Talaado, October 28, 2025 (HOL) - Xisbiga Social Democrats ee dalka Sweden ayaa u gudbiyay Wasiirka Socdaalka, Johan Forssell, guddiga dastuurig...
Warkii oo dhan »Imaaraadka oo lagu eedeeyay inuu jebiyay xayiraadda hubka ee kooxaha hubaysan ee Soomaaliya iyo Liibiya
Talaado, October 28, 2025 (HOL) - Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in Imaaraadka Carabta (UAE) horey u jebiyay xayiraadda hubka ee lagu soo rogay...
Warkii oo dhan »Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo daahfuray mashruuca Jowhar Off-stream Storage Programme
Talaado, October 28, 2025 (HOL) - Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Soomaaliya, Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta ka qeyb galay mun...
Warkii oo dhan »5,435 muhaajiriin Soomaali ah oo sanadkan tahriib ku galay qaaradda Yurub
Talaado, October 28, 2025 (HOL) - Warbixin cusub oo ay soo saartay hay’adda lagu magacaabo DTM (Displacement Tracking Matrix) ayaa muujisay in...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya dagaal Xalay ka dhacay degmada Kaxda magaalada Muqdisho
Talaado, October 28, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar Xalay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab ku qaadeen fariisin ciidank...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Hirshabeelle oo Isbeddel ku sameeyay qaar ka mid ah Golaha Wasiirrada maamulkaas
Talaado, October 28, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa wareegto uu kasoo saaray xafiiskiisa ku sa...
Warkii oo dhan »Maraykanka oo shaaciyay inuu labo duqayn ah ka fuliyay buuraha Calmiskaad ee gobolka Bari
Isniin, October 27, 2025 (HOL) - Taliska Ciidanka Maraykanka ee Afrika (US Africa Command AFRICOM) ayaa shaaciyay laba duqeyn oo ay ka fuliyeen ...
Warkii oo dhan »Duqeyn ka dhacday Jubbada Dhexe oo lagu dilay horjooge sare oo ka tirsanaa Al-shabaab
Isniin, October 27, 2025 (HOL) - Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu faahfaahiyay duqeyn X...
Warkii oo dhan »