Wararka Maanta
Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya oo Muqdisho kulamo heer sare ah kula qaatay dhigiisa dalka Finland
Arbaco, October 29, 2025 (HOL) - Agaasimaha Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow ayaa mudo sadax maalmood ah kul...
Warkii oo dhan »Ilhan Omar oo ku baaqday in lala xisaabtamo Imaaraadka iyo cid kasta oo hub siisa maleeshiyaadka RSF ee Suudaan
Arbaco, October 29, 2025 (HOL) - Xildhibaanad Ilhan Omar, oo ka tirsan Golaha Wakiillada ee dalka Maraykanka, ayaa ku sheegtay qoraal ay soo dhigtay b...
Warkii oo dhan »Itoobiya oo sheegtay inay xaq buuxa u leedahay inay gaadho Badda Cas
Arbaco, October 29, 2025 (HOL) - Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya, Abiy Axmed Cali, ayaa soo saaray qoraal rasmi ah oo uu kaga hadlay arrinta Ba...
Warkii oo dhan »Koonfur Galbeed oo qaaday tallaabo adag oo ka dhan ah dadka hurinaya colaadaha beelaha
Arbaco, October 29, 2025 (HOL) - Maamulka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku dhawaaqay in ay qaadayaan tallaabooyin adag oo la...
Warkii oo dhan »Uganda oo ciidamo cusub usoo diraysa howlgalka AUSSOM ee Soomaaliya
Arbaco, October 29, 2025 (HOL) - Dowladda Uganda ayaa maalmaha soo socda ciidamo cusub u soo diraysa gudaha Soomaaliya, si ay qeyb uga noqdaan h...
Warkii oo dhan »Wasiirka Batroolka iyo Kheyraadka Macdanta Soomaaliya oo ka qeyb galay Shirka Caalamiga ah ee Macdanta
Arbaco, October 29, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Batroolka iyo Kheyraadka Macdanta ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Daahir Shire Maxamed ...
Warkii oo dhan »Hooyo Soomaaliyeed oo safar lug ah oo 120 km u gashay si ay nafteeda iyo ilmaheeda u badbaadiso
Arbaco, October 29, 2025 (HOL) - Faadumo Cabdi Cali, oo ahayd hooyo uur leh oo ku noolayad xadka Ethiopia, ayaa gashay safar 120 km oo lug ah si...
Warkii oo dhan »Kenya oo fashilisay weerar argagixiso oo Al-Shabaab qorsheynayeen inay ka fuliyaan gobolka Garissa
Arbaco, October 29, 2025 (HOL) - Cutubka gaarka ah ee Special Operations Group (SOG) ee dalka Kenya ayaa guul weyn ka gaaray howlgal ay ku fashi...
Warkii oo dhan »Israa’iil oo duqeymo culus ku dishay in ka badan 40 ruux oo Falastiiniyiin ah
Arbaco, October 29, 2025 (HOL) - Ciidamada Israa’iil ayaa sacaadahii lasoo dhaafay duqaymo culus ka fuliyay meelo badan oo ka mid ah magaalada...
Warkii oo dhan »Soomaaliya iyo Jarmalka oo kala saxiixday heshiis horumarineed oo ku kacaya 75 milyan oo Yuuro
Talaado, October 28, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Federaalka...
Warkii oo dhan »