Wararka Maanta
Xubno kasoo goostay Al-shabaab oo maanta lagu soo bandhigay magaalada Baydhabo
Sabti, Agoosto 16, 2025 (HOL) - Ciidanka Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA qeybtooda ka howlgasha deegaanada Koonfur Galbeed...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya oo Tacsi u diray Dowladda iyo Shacabka Pakistan kadib Fatahaado dhimasho iyo burbur baahsan ka geystay dalkaasi
Sabti, Agoosto 16, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray dowladda iyo shacabka Pakistan, kadib...
Warkii oo dhan »Itoobiya oo sheegtay in safarkeeda raadinta marin badeedka uu marayo meel muhiim ah
Sabti, Agoosto 16, 2025 (HOL) - Wasiirka Adeegyada Isgaarsiinta Dowladda Itoobiya, Dr. Legesse Tulu, ayaa sheegay in socdaalka Itoobiya ee ku wa...
Warkii oo dhan »Howlgallo qorsheysan oo ay fuliyeen NISA iyo saaxiibada caalamka oo lagu dilay ilaa 11 Al-shabaab ah
Sabti, Agoosto 16, 2025 (HOL) - Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa saddexdii maalm...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo mamnuucday in hubka lagu dhex qaato magaalada Garbahaarey
Sabti, Agoosto 16, 2025 (HOL) - Taliska guutada 10-aad ee ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ee fadhigiisu yahay gobolka Gedo ayaa soo saaray am...
Warkii oo dhan »Soomaaliya oo safka hore ka gashay dalalka ugu badan ee tacadiyada kufsiyadu ka dhacaan
Sabti, Agoosto 16, 2025 (HOL) - Warbixin cusub oo Qaramada Midoobay ayaa sheegaysa in tirada kiisaska kufsiga iyo tacaddiyada galmada ee la xiri...
Warkii oo dhan »Shiinaha oo ka soo horjeestay aqoonsiga Somaliland, difaacayna midnimada Soomaaliya
Sabti, Agoosto 16, 2025 (HOL) - Safaaradda Shiinaha ee Soomaaliya ayaa sheegtay in warqaddii uu Senator Ted Cruz kaga codsaday Trump in uu ...
Warkii oo dhan »Mucaaradka Dowladda oo la yimid Qorshe kale ay ku wajahayaan Dowladda Madaxweyne Xasan Sheekh
Sabti, Agoosto 16, 2025 (HOL) - Madaxweynihii hore Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed, Ra’iisul wasaareyaashii hore Xasan Cali Khayre iyo Maxamed...
Warkii oo dhan »Ciidanka amniga Puntland oo Daacish kala wareegay Deegaan istaraatiiji ah
Jimco, Agoosto 15, 2025 (HOL) - Ciidamada difaaca Puntland ayaa si buuxda ula wareegay deegaanka istaraatiijiga ah ee Ceelka Wangable, oo ku yaa...
Warkii oo dhan »Ciidanka dowladda iyo kuwa deegaanka oo howlgal qorsheysanaa ka fuliyay Koonfurta gobolka Mudug
Jimco, Agoosto 15, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya weerar qorsheysnaa oo maanta ciidanka xoogga dalka iyo kuwa dadka deegaanka ...
Warkii oo dhan »