Wararka Maanta

Madaxweynayaashii hore ee dalka oo si adag uga hadlay dagaalkii maanta ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho

Madaxweynayaashii hore ee dalka oo si adag uga hadlay dagaalkii maanta ka dhacay gudaha magaalada Muqdisho

AUG 14, 2025

 Khamiis, Agoosto 14, 2025 (HOL) - Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa si adag uga ha...

Warkii oo dhan »
Ra'iisul wasaarayaashi hore ee Soomaaliya oo Dowladda ku eedeeyay Dagaalka ka dhacay xaafadda Tarabuunka ee degmada Hodan

Ra'iisul wasaarayaashi hore ee Soomaaliya oo Dowladda ku eedeeyay Dagaalka ka dhacay xaafadda Tarabuunka ee degmada Hodan

AUG 14, 2025

 Khamiis, Agoosto 14, 2025 (HOL) - Ra'iisul wasaarayaashii hore ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Xasan Cali Kheyre ayaa si kulul u cambaar...

Warkii oo dhan »
Maamulka Gobolka Banaadir oo Shaaciyay Natiijada Imtixaanka Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

Maamulka Gobolka Banaadir oo Shaaciyay Natiijada Imtixaanka Fasalka 8-aad ee Gobolka Banaadir

AUG 14, 2025

Khamiis, Agoosto 14, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa M...

Warkii oo dhan »
Golaha Samatabixinta Qaranka Soomaaliyeed oo Shir Deg Deg ah uga socda Magaalada Muqdisho

Golaha Samatabixinta Qaranka Soomaaliyeed oo Shir Deg Deg ah uga socda Magaalada Muqdisho

AUG 14, 2025

 Khamiis, Agoosto 14, 2025 (HOL) - Shir ayaa haatan ka socda magaalada Muqdisho, kaasi oo ay leeyihiin xubno ka tirsan mucaaradka, gaar ahaan Gol...

Warkii oo dhan »
Ciidamada Dowladda iyo kuwa u abaabulan hab degaan oo ku dagaalamaya magaalada Muqdisho

Ciidamada Dowladda iyo kuwa u abaabulan hab degaan oo ku dagaalamaya magaalada Muqdisho

AUG 14, 2025

 Khamiis, Agoosto 14, 2025 (HOL) - Dagaal culus ayaa saaka waaberigii ka qarxay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Degmada Hodan, kaddib salaaddii Su...

Warkii oo dhan »
Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo dil toogasho ah ku fulisay xubno ka tirsana Al-shabaab

Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo dil toogasho ah ku fulisay xubno ka tirsana Al-shabaab

AUG 14, 2025

 Khamiis, Agoosto 14, 2025 (HOL) - Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah xukun dil toogashao ah ku fulisay sa...

Warkii oo dhan »
Muran xooggan oo ka taagan ku dhawaaqista liiska xildhibaanada maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya

Muran xooggan oo ka taagan ku dhawaaqista liiska xildhibaanada maamulka Waqooyi Bari Soomaaliya

AUG 14, 2025

 Khamiis, Agoosto 14, 2025 (HOL) - Muran xooggan ayaa ka taagan xulista xildhibaanada Baarlamaanka cusub ee maamulka Waqooyi Bari, iyadoo qabaa�...

Warkii oo dhan »
Muhaajiriin badan oo Soomaali ay ku jiraan oo ku dhintay shil dooneed oo ka dhacay meel u dhow jasiiradda Lampedusa

Muhaajiriin badan oo Soomaali ay ku jiraan oo ku dhintay shil dooneed oo ka dhacay meel u dhow jasiiradda Lampedusa

AUG 14, 2025

 Khamiis, Agoosto 14, 2025 (HOL) - Ugu yaraan 20 qof ayaa la sheegay in ay dhinteen kadib markii laba doonyood ay saranaayeen ku degeen badda u d...

Warkii oo dhan »
Sacuudiga oo xukun dil ah ku fuliyay 8 nin oo ajaanib ah oo 4 kamid ah ay yihiin Soomaali ah

Sacuudiga oo xukun dil ah ku fuliyay 8 nin oo ajaanib ah oo 4 kamid ah ay yihiin Soomaali ah

AUG 13, 2025

 Arbaco, Agoosto 13, 2025 (HOL) - Sacuudi Carabiya ayaa hal maalin gudaheed ku fulisay xukun dil ah siddeed qof, kuwaas oo intooda badan ahaa aja...

Warkii oo dhan »
Jubbaland oo markale eedeymo culus u jeedisay madaxweyne Xasan Sheekh

Jubbaland oo markale eedeymo culus u jeedisay madaxweyne Xasan Sheekh

AUG 13, 2025

 Arbaco, Agoosto 13, 2025 (HOL) - Warsaxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Warfaafinta maamulka Jubbaland ayaa  looga hadlay xaalada gobolka Ge...

Warkii oo dhan »