Wararka Maanta
Madaxweyne Cirro oo sheegay in Somaliland aqoonsi heli doonto inta uu xilka hayo
Talaado, Agoosto 19, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro, ayaa sheegay in Somaliland ay aqoonsi heli do...
Warkii oo dhan »27 qof oo Puntland ugu geeriyooday cudurka Gowracatada oo ka dilaacay halkaas
Talaado, Agoosto 19, 2025 (HOL) - 27 qof ayaa u geeriyootay cudurka Gowracatada (diphtheria) oo ka dillaacay Puntland, halkaas oo ilaa 482 xaala...
Warkii oo dhan »In ka badan 100 xubnood oo Al-shabaab looga dilay gobolka Shabeellaha Hoose
Talaado, Agoosto 19, 2025 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka, gaar ahaan kuwa Kumaandooska Danab oo kaashanaya saaxiibada caalamka ayaa howlgal qors...
Warkii oo dhan »Ciidanka Xoogga Dalka oo Howlgal Ka Fuliyay Deegaanka Cumar Beerre ee Gobolka Shabeellaha Hoose
Isniin, Agoosto 18, 2025 (HOL) - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgal qorsheysan si guul leh uga fuliyey deegaanka Cumar Beerre iyo d...
Warkii oo dhan »Wasiirka Gaashaandhigga iyo masuuliyiin kale oo gaaray furimaha dagaalka ee gobolka Shabeellaha Dhexe
Isniin, Agoosto 18, 2025 (HOL) - Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalin Fiqi iyo masuuliyiin kale oo ...
Warkii oo dhan »Somaliland oo Turkiga ku eedaysay in uu farogelin ku hayo, waxayna u yeedhay Qunsulka Turkiga ee Hargeysa
Isniin, Agoosto 18, 2025 (HOL) - Somaliland ayaa dowlada Turkiga ku eedaysay in uu ka shaqaynayo qorshe lagu khalkhalgelinayo, iyada oo ka biyo ...
Warkii oo dhan »Rag ka tirsan Al-shabaab oo maanta isku soo dhiibay Ciidamada Dowladda Soomaaliya
Isniin, Agoosto 18, 2025 (HOL) - Ciidamada Qaranka Soomaaliyeed ee ka howlgala deegaannada Koonfur Galbeed, gaar ahaan magaalada Xudur ee gobolk...
Warkii oo dhan »Qaramada Midoobay oo walaac xooggan ka muujisay hoos u dhaca maalgelinta gargaarka bini’aadantinimo ee Soomaaliya
Isniin, Agoosto 18, 2025 (HOL) - Qaramada Midoobay ayaa walaac xooggan ka muujisay hoos u dhaca maalgelinta gargaarka bini’aadantinimo ee Soom...
Warkii oo dhan »Muungaab oo beeniyay eedeymaha sheegaya in dadka lagu khasbay isdiiwaangelinta doorashada
Isniin, Agoosto 18, 2025 (HOL) - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa s...
Warkii oo dhan »Faahfaahino kasoo baxaya dagaal culus oo ka dhacay duuleedka magaalada Baydhabo
Isniin, Agoosto 18, 2025 (HOL) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo weerar culus oo xakay maleeshiyaadka Al-shabaab ay ku qaadeen saldhig ciidamada do...
Warkii oo dhan »