Wararka Maanta
Safaaradda Mareykanka ee dalka Kenya oo ka digtay weeraro Al-shabaab ka geysan karto magaalada Nairobi
Arbaco, Agoosto 20, 2025 (HOL) - Safaaradda dowladda Maraykanka ee Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa soo saartay digniin dhanka amniga ah oo...
Warkii oo dhan »Puntland oo sheegtay in 700 dagaalamayaal ajaanib ah lagu dilay buuraha Calmiskaad
Arbaco, Agoosto 20, 2025 (HOL) - Puntland ayaa ku dhawaaqday in howlgallada ka socda buuraha Calmiskaad ee Gobolka Bari lagu dilay ku dhawaad 70...
Warkii oo dhan »Maxkamadda ciidamada Qalabka Sida oo maanta markale toogasho ku fulisay rag ka tirsanaa Al-shabaab
Arbaco, Agoosto 20, 2025 (HOL) - Maxkamadda ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa saakay markale xukun dil toogasho ah ku fulisay laba nin o...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Soomaaliya oo xariga ka jaray mashaariic cusub oo laga hirgalinayo Galmudug
Arbaco, Agoosto 20, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa saakay si rasmi ah xarigga uga jaray dhismaha cusub ee Baa...
Warkii oo dhan »Safiirkii hore ee Mareykanka ee Soomaaliya oo Mareykanka ugu baaqay in si taxaddar leh loo wajaho arrinta Somaliland
Arbaco, Agoosto 20, 2025 (HOL) - Safiirkii hore ee Mareykanka ee Soomaaliya, larry Andre. ayaa ugu baaqay dowladda Mareykanka in ay si taxaddar ...
Warkii oo dhan »Madaxweynayaashii hore ee dalka oo si kulul uga hadlay boobka dhulka danta guud
Talaado, Agoosto 19, 2025 (HOL) - Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya, Cabdiqasim Salad Xasan, Sharif Sheikh Axmed, iyo Maxamed Cabdullahi Farm...
Warkii oo dhan »Madaxweyne Xasan Sheekh oo goordhaw gaaray magaalada Dhuusamareeb
Talaado, Agoosto 19, 2025 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goordhow gaa...
Warkii oo dhan »Dowladda oo isbadal ku sameeysay Maamulka Dekadda ee Magaalada Muqdisho
Talaado, Agoosto 19, 2025 (HOL) - Madaxweynaha Dowladda Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u magacaabay Danjire Maxamed Cali Nuur Ame...
Warkii oo dhan »Dowladda Mareykanka oo bixineysa $10 Milyan qofkii Keena xog ku saabsan dhaqdhaqaaqa maaliyadeed ee ISIS-ta Soomaaliya
Talaado, Agoosto 19, 2025 (HOL) - Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday abaal-marin gaareysa illaa $10 milyan oo dollar iyo dib-u-dejin, taas o...
Warkii oo dhan »Diyaargarowga abaabul dagaal oo ka dhan ah Al-shabaab oo markale ka bilaawday Shabeellaha Dhexe
Talaado, Agoosto 19, 2025 (HOL) - Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka ayaa gobolka Shabeellaha dhexe ka...
Warkii oo dhan »