Wararka Maanta
Madaxweyne Xasan Sheikh iyo raysal wasaare Xamse oo ka qeyb galaya caleemo saarka madaxweyne Firdhiye
Talaado, September 2, 2025 (HOL) - Guddoomiye ku xigeenka labaad ee aqalka sare Soomaaliya, Senator Cabdullaahi Timacadde, ayaa sheegay madaxwey...
Warkii oo dhan »Ciidamada dowladda oo howlgalo qorshaysan ka fuliyay gobolka Shabeellaha Hoose
Talaado, September 2, 2025 (HOL) - Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan guutooyinka 19-aad iyo 25-aad ayaa howlgalo qorsheysan ka same...
Warkii oo dhan »Wafdi ka socda Ciidanka Masar oo gaaray Jowhar si ay ugu kuur galaan xaaladda amniga ka hor imaanshaha ciidamada Masar
Talaado, September 2, 2025 (HOL) - Wafdi ka kooban 16 xubnood oo ka socda Ciidanka Qalabka Sida ee dalka Masar ayaa gaaray magaalada Jowhar, xar...
Warkii oo dhan »Maamulka Gobolka Banaadir oo amar ku bixiyay in iskuulada lagu xiro Calanka Soomaaliya
Isniin, September 1, 2025 (HOL) - Maamulka Waxbarashada Gobolka Banaadir ayaa faray dhammaan dugsiyada ku yaalla caasimadda Muqdisho inay muujiy...
Warkii oo dhan »UK: Magangelyo-doon Soomaali ah oo dalbaday in dib loogusoo celiyo dalkiisa sababo amni
Isniin, September 1, 2025 (HOL) - Xiisadaha ka dhanka ah dadka soo-macaajiriinta ayaa maalmahan sare u kacay gudaha UK, gaar ahaan magaalada Nun...
Warkii oo dhan »Jubbaland oo ku baaqday wadahadal Qaran oo lagu xalinaayo khilaafaadka siyaasadeed ee dalka ka jira
Isniin, September 1, 2025 (HOL) - Warsaxafadeed kasoo baxay maamulka Jubbaland ayaa lagu sheegay in badbaadada dalka ay ku jirto wadashi qaran o...
Warkii oo dhan »Fanaankii caanka ahaa ee Safwaan Halac oo shil baabuur ku geeriyooday
Isniin, September 1, 2025 (HOL) - Safwaan Xasan Aadan (Safwaan Halac), oo kamid ahaa fanaaniinta ugu caansan geyiga Soomaalida, gaar ahaan si we...
Warkii oo dhan »Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo dil toogasho ah ku fulisay rag ka tirsanaa Al-shabaab
Isniin, September 1, 2025 (HOL) - Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa aroornimadii hore ee sakaay xukun dil toogasho ah ku fuli...
Warkii oo dhan »Xildhibaan Ilhan Cmar oo ku baaqday in hubka culus Maraykanka laga tirtiro
Isniin, September 1, 2025 (HOL) - Xildhibaan Ilhan Omar oo ka tirsan Aqalka Wakiillada ee Mareykanka ee lagasoo doorto gobolka Minnesota, ayaa k...
Warkii oo dhan »Puntland oo walaac weyn ka muujisay xaaladda siyaasadeed ee dalka
Isniin, September 1, 2025 (HOL) - Puntland ayaa walaac xooggan ka muujisay waxay ugu yeertay jahwareerka siyaasadeed ee ka jira Soomaaliya iyo i...
Warkii oo dhan »