Wararka Maanta
Saraakiil Masaari ah oo Muqdisho u yimid dardargelinta ka qeyb galka Masar ee Howlgalka AUSSOM
Isniin, September 1, 2025 (HOL) - Wafdi milatari oo heer sare ah kana socda dalka Masar, kuna sugan magaalada Muqdisho, ayaa bilaabay booqasho rasmi a...
Warkii oo dhan »Madaxweynaha Somaliland oo amar ku bixiyay in tallaabo laga qaado cid kasta oo dhibaato u geysata qof ajnabi ah
Axad, Agoosto 31, 2025 (HOL) - Kadib markii baraha bulshada lagu baahiyay muuqaal muujinaya dhallinyaro handadaya wiil Itoobiyaan ah, Madaxweyna...
Warkii oo dhan »Dowladda Soomaaliya oo si rasmi ah Dowlad goboleed ugu aqoonsatay maamulka Waqooyi Bari
Axad, Agoosto 31, 2025 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in si rasmi ah loo soo gabagabeeyey geeddi-socodkii dhismaha ma...
Warkii oo dhan »Madasha Samatabixinta oo shaacisay ineysan aqbali doonin wax muddo kororsi ah
Axad, Agoosto 31, 2025 (HOL) - Madasha Samatabixinta Soomaaliyeed garabka uu hoggaamiyo madaxweynahii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed ayaa sh...
Warkii oo dhan »Khilaafka u Dhaxeeya Dowladda Federaalka iyo Puntland oo Saameynaya Gargaarka Bani’aadanimo
Axad, Agoosto 31, 2025 (HOL) - Agaasimaha Guud ee Hay’adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SODMA), Maxamuud Macallin, ayaa Sabtidii sh...
Warkii oo dhan »Kenya oo ballaarinaysa dhoofinta Qaadka ee loo iib geeyo Soomaaliya
Axad, Agoosto 31, 2025 (HOL) - Dowladda Kenya ayaa hadda suuqyo cusub u raadineysa beeraleyda qaadka dalkeeda, iyadoo ballaarinta dhoofinta mira...
Warkii oo dhan »Dowladda Fedaraalka oo digniin adag u dirtay dadka Sumcad dilka ku sameeya baraha bulshada
Axad, Agoosto 31, 2025 (HOL) - Xafiiska Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday inuu gacanta ku hayo gal dacwadeedyo la...
Warkii oo dhan »Ciidamada amaanka dowladda Kenya oo Mandhera ka bilaabay howlgalo ka dhan ah kooxda Al-shabaab
Axad, Agoosto 31, 2025 (HOL) - Ciidamada amaanka dowladda Kenya ayaa howlgalo ka dhan ah Maleeshiyaadka Al-shabaab ka billaabay qaybo ka mid ah ...
Warkii oo dhan »Dowladaha Soomaaliya iyo Jabuuti oo heshiis Siyaasadeed kala saxiixday
Axad, Agoosto 31, 2025 (HOL) - Soomaaliya iyo Jabuuti ayaa Sabtidii qaaday tallaabo muhiim ah oo lagu xoojinayo xiriirkooda laba-geesoodka ah, k...
Warkii oo dhan »Wasiir Ubax: Puntland uma baahna face Mask iyo daawo dhacday in loosoo raro
Axad, Agoosto 31, 2025 (HOL) - Wasiirka Gargaarka iyo Musiibooyinka Puntland, Ubax Cabdirashiid Maxamed Xirsi, ayaa jawaab ka bixisay hadal uu s...
Warkii oo dhan »