Wararka Maanta
Meydka Gabar Soomaali ah oo laga helay Hoteel ku yaala Magaalada Nairobi ee dalka Kenya
Arbaco, September 3, 2025 (HOL) - Waxaa subaxnimadii Isniinta laga helay meydka Farxiyo Axmed, oo ah gabar Soomaaliyeed, gudaha qol ku yaalla ho...
Warkii oo dhan »Howlgal ka dhacay gobolka Hiiraan oo lagu dilay horjooge sare oo ka tirsana kooxda Al-shabaab
Arbaco, September 3, 2025 (HOL) - Ciidanka hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliyeed ee NISA oo garab ka helaya kuwa saa...
Warkii oo dhan »Dowladaha Soomaaliya iyo Serbia oo isla meel dhigay sameeynta dhoolatus ciidan oo kor loogu qaadayo xiriirka labada dal
Arbaco, September 3, 2025 (HOL) - Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macalin Fiqi, ayaa kulan wax ku ool ah la qaatay Wasiirka Difaaca Se...
Warkii oo dhan »Austria oo markii ugu horreysay 20 sano kadib Soomaali ku celisay dalkooda
Arbaco, September 3, 2025 (HOL) - Austria ayaa markii ugu horreysay muddo ku dhow labaatan sano ah Soomaaliya dib ugu celisay laba qof oo Soomaa...
Warkii oo dhan »Cali Balcad: "Turkigu wuxuu Soomaaliya la joogay marxalad kasta oo ay soo martay"
Talaado, September 2, 2025 (HOL) - Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cali Cumar Cali (Balcad) ayaa Maqaal uu qo...
Warkii oo dhan »Booliska Soomaaliyeed oo Gubay 250 Kartoon oo Daroogo ah
Talaado, September 2, 2025 (HOL) - Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Gaashaanle Cabdifitaax Aadan Xasan, ayaa maanta shaaciyay in meel ...
Warkii oo dhan »Mareykanka oo wareysiyada fiisaha socdaalka ee Soomaalida u wareejiyay safaaradda Nairobi
Talaado, September 2, 2025 (HOL) - Dowladda Maraykanka ayaa ku dhawaaqday in laga bilaabo 1-da Nofeembar 2025 dhammaan wareysiyada fiisaha socda...
Warkii oo dhan »Norway oo ballanqaaday inay kordhinayso taageerada bani’aadamnimada ee Soomaaliya
Talaado, September 2, 2025 (HOL) - Xukuumadda Oslo ayaa si cad u muujisay sida ay uga go’an tahay in ay xoojiso iskaashiga labada dhinac, iyad...
Warkii oo dhan »Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika
Talaado, September 2, 2025 (HOL) - Wararka ka imaanaya dalka Koonfur Afrika, gaar ahaan magaalada Cape Town ayaa sheegaya in Xalay deegaanka Wes...
Warkii oo dhan »Nabdoon Caan ahaa oo lagu dilay magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo
Talaado, September 2, 2025 (HOL) - kooxo hubeysan oo aan heybtooda la garaneyn ayaa Xalay magaalada Baladxaawo ee gobolka Gedo ku dilay Nabadoon...
Warkii oo dhan »