9/22/2019
Today from Hiiraan Online:  _

Wararka Maanta

Axad, September 22, 2019

Opinion - Frikado

More Articles

Wararka Maanta-Sabti, September 21, 2019

Sabti, September, 21, 2019 (HOL)-Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta saxiixay Sharciga Dhismaha Guddiyada Madaxa-bannaan ee La Dagaallanka Musuqmaasuqa heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, September 20, 2019

Jimco, September, 20, 2019 (HOL)- Wasiir ku-xigeenkii Wasaaradda Xannaanada Xoolaha dowladda federaalka Soomaaliya Cabdikariin Khaliif Cabdi Dhalac ayaa bartiisa Facebook ku soo qoray in uu iska casilay xilkii uu ka hayay xukuumadda.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Khamiis, September 19, 2019

Khamiis, September, 19, 2019 (HOL)-Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Salaad Oomaar ayaa ka hadlayey go’aankii dowladda ay soo saartay ee la xiriiray duulimaadyada Kismaayo.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, September 18, 2019

Arbaco, September, 18, 2019 (HOL)-Inta la xaqiijiyay afar ruux ayaa geeriyootay , tiro kalana waa ay ku dhaawacmeen qarax lala eegtay gaadiid uu la socday Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Federaalka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, September 17, 2019

Talaado, September, 17, 2019 (HOL)-Taliyaha Sirdoonka dalka Angola Gen. José Luís Caetano Higino de Sousa ayaa maanta booqasho lama filaan ah ku yimid magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, September 16, 2019

Isniin, September, 16, 2019 (HOL)-Madaxweynaha dowlad gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare oo ka hadlayay dhacdooyinkii is xig xigay labadii cisho ee la soo dhaafay ka dhacay waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar ayaa sheegay Hirshabeelle waqtigan wajaheyso culeys dhanka Amniga ah.

Warkii oo dhan


« previous1234567...447448next »

Contact: [email protected]