More Articles
Sabti, December, 7, 2024 (HOL) - Waxaa maanta garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho laga soo dajiyay 47 Dhalinyaro oo dhawaan ka badbaaday dooman ay saarnayeen oo kula quusay xeebaha dalka Madagastar.
Warkii oo dhan
Jimco, December, 6, 2024 (HOL) - Wasiirka amniga ee dowlad goboleedka Jubbaland Jeneraal Yuusuf Xuseen Dhuumaal ayaa sheegay isaga oo ku sugan magaalada Beled Xaawo in Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ay u soo dirtay saraakiil doonayay inay xiraan kuwaasi oo u sheegay inay doonayaan inuu iskaga baxo degaanada Jubalanad uuna cambaareeyo maamulka uu hadda wasiirka ka yahay.
Khamiis, December, 5, 2024 (HOL) - Shir shan maalmood uga socday magaalada Muqdisho wadamada ay Ciidamadu ka joogaan Soomaaliya ayaa waxaa laga soo saaray war murtiyeed quseeya xaalada kala guurka ee kabixitaanka Ciidamada ATMIS ee Soomaaliya.
Arbaco, December, 4, 2024 (HOL) - Qaar ka mid ah masuuliyiinta Mucaraadka ee kasoo horjeeda dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa soo saaray Waraaxafadeed wadajir ah oo ay uga hadlayaan xaalada guud ee dalka iyo arrimaha doorashooyinka.
Talaado, December, 3, 2024 (HOL) - Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur, ayaa sheegay in maamulka Jubbaland uu qaadi doono masuuliyadda ka dhalata isku dhac dhexmara ciidamada xoogga dalka iyo kuwa Jubbaland ee ku sugan Jubbada Hoose.
Isniin, December, 2, 2024 (HOL) - Puntland ayaa dib looga celiyay lacag dhan $3 milyan oo doolar oo ay qayb ka ahayd mashruuca JRP (Joint Resilience Program), oo ay ku bahoobeen hay'adaha caalamiga ah ee UNICEF, WFP, iyo FAO.