7/27/2024
Today from Hiiraan Online:  _







Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Arbaco, Juun 26, 2024

Arbaco, Juun, 26, 2024 (HOL) - Waxaa magaalada Viena ee dalka Austria heshiis kula saxiixday Sanduuqa Horumarinta Caalamiga ah ee OPEC iyo Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Biixi Iimaan Cige heshiiskaas oo xal looga gaaray deymo Sanduuqa OPEC uu ku lahaa Soomaaliya oo dhan $36 Milyan.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Talaado, Juun 25, 2024

Talaado, Juun, 25, 2024 (HOL) - Safiirka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobay ayaa ku eedeeyay ciidamada Itoobiya inay si sharci darro ah ku soo galeen xuduudka Soomaaliya taasoo keentay inay iska hor imaad la galaan ciidamada ammaanka ee deegaanka.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, Juun 24, 2024

Isniin, Juun, 24, 2024 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud, ayaa sheegay in la jahwareeriyay khilaafka ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Ethiopia ee dhashay faragalinta arrimaha badda.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Juun 23, 2024

Axad, Juun, 23, 2024 (HOL) - Lataliyaha amniga Qaranka Madaxweynaha Soomaaliya Xuseen Macalin ayaa shaaca ka qaaday in howlgal sadaxaad ay yeelaneyso Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Sabti, Juun 22, 2024

Sabti, Juun, 22, 2024 (HOL) - Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Soomaaliya, ahna musharrax u taagan guddoomiyaha Midowga Afrika, Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadam ayaa nasiib darro ku tilmaamtay in doonisteeda kursiga Midowga Afrika loo turjumayo in ay Somaliland goynayso.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Jimco, Juun 21, 2024

Jimco, Juun, 21, 2024 (HOL) - Golaha Nabadda iyo Ammaanka ee Midowga Afrika ayaa taageeray codsiga Soomaaliya ee ku aaddan in la dhiso howlgal cusub oo uu hoggaaminayo Midowga Afrika, ka dib marka uu dhamaado howgalka ATMIS.

Warkii oo dhan



Contact: [email protected]