2/20/2024
Today from Hiiraan Online:  _





Opinion - Frikado

More Articles


Somali News Update -Sunday - November 10, 2013

Ethiopian troops will join the African Union Mission in Somalia (AMISOM) as part of renewed efforts to combat terrorism in the Horn of Africa region. Ethiopian Prime Minister Hailemariam Desalegn has said Ethiopian troops will join Kenya and Ugandan troops that are part of AMISOM fighting Al Shabaab insurgents inside Somalia.

Full Story

Wararka Maanta-Sabti, November 9, 2013

Sabti, November 09, 2013 (HOL)-Shirkii lixaad ee madaxda warbaahinta Africa (Africa Media Leaders Forum - AMLF) ayaa maalinimadii shalay ahayd waxaa lagu soo gaba-gabeeyay dalka Ethiopia ,kaasi oo muddo laba maalin ah ka soconayay hoolka shirarka ee Qaramada Midoobay ku leedahay magaalada Addis -Ababa.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Saturday - November 9, 2013

Amina Ali gains support of popular Somali-born British Olympic champion in fierce selection campaign taking place in Harrow East this month.

Full Story

Wararka Maanta-Jimco, November 8, 2013

Jimco, November 08, 2013 (HOL) — Iska-hor-imaad aad u xooggan oo muddo hal saac ku dhow socdey ayaa caawa ka dhacay xabsiga dhexe ee Gaal-shire oo ku yaal waqooyiga magaalada Boosaaso.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Friday - November 8, 2013

At least four people have been killed after a suspected suicide attack at a hotel in Somalia's capital, Mogadishu, the interior minister has told the BBC.

Full Story

Wararka Maanta-Khamiis, November 7, 2013

Khamiis, November 07, 2013 (HOL) — Shirkii lixaad ee madaxda Warbaahinta Qaaradda Afrika (Africa Media Leaders Forum - AMLF) oo ay ka qaybgalayaan ku dhawaad 1,000 ruux oo u badan madaxda iyo wakiillada saxaafadda Afrika ayaa si rasmi ah uga furay maanta oo Khamiis ah magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya, iyadoo warbaahintii lagu casuumay shirkaas ay ka mid tahay shabakadda Hiiraan Online, Idaacadaha Shabeele iyo Mustaqbal.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Arbaco, November 6, 2013

Arbaco, November 06, 2013 (HOL) — Cabdi Warsame iyo Axmed Xasan oo ka mid ah Soomaalida ku nool dalka Mareykanka ayaa noqday Soomaalidii ugu horreysay oo ku guuleysta golayaasha deegaanka Mareykanka, kaddib markii ay heleen codad ku filan guushooda.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Wednesday - November 6, 2013

Abdi Warsame made history Tuesday by becoming the highest elected Somali in the country, winning a seat on the City Council in a landslide. Two decades after a wave of East Africans arrived in Minneapolis to escape civil war, they emerged as a political force to elect one of their own for the first time to City Hall,

Full Story

Somali News Update -Tuesday - November 5, 2013

Somali money transfer service Dahabshiil has won an injunction preventing Barclays from cutting its banking services.

Full Story

Wararka Maanta-Talaado, November 5, 2013

Talaado, November 05, 2013 (HOL) — Maxkamadda sare ee dalka Britain ayaa maanta go’aan ka gaartay dacwad u dhexeysay shirkadda xawaalada ee Dahabshiil iyo Barclays Bank, taasoo ku saabsanayd xirtaanka xisaabaadyo ay shirkaddaas ku lahayd bankiga.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Isniin, November 4, 2013

Isniin, November 04, 2013 (HOL) — Maxkamad ku taalla dalka Kenya ayaa lasoo taagay maanta oo Isniin ah afar qof oo Somali ah, kuwaasoo lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen weerarkii Westgate Mall, kaasoo lagu dilay 67-qof oo u badan Kenya.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Monday - November 4, 2013

Progress is slow but, the optimists say, certain on the building of a national force.

Full Story



Contact: [email protected]